[TOP] Baalashka Kabaha La Mariyo Oo Hargaysa Halkii Ugu Saraysay Gaadhay Iyo Dadka Oo Ku Dhow Inay Kabaha Lacagta Ay Ku Baalashaynayaan Iska Daayaan + Sicir Bararkii Oo Cirka Maray.

0
Thursday 20th April, 2017 in Wararkii Maanta by Hargaysa Office
  • Visits: 158
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [TOP] Baalashka Kabaha La Mariyo Oo Hargaysa Halkii Ugu Saraysay Gaadhay Iyo Dadka Oo Ku Dhow Inay Kabaha Lacagta Ay Ku Baalashaynayaan Iska Daayaan + Sicir Bararkii Oo Cirka Maray.

    [TOP] Baalashka Kabaha La Mariyo Oo Hargaysa Halkii Ugu Saraysay Gaadhay Iyo Dadka Oo Ku Dhow Inay Kabaha Lacagta Ay Ku Baalashaynayaan Iska Daayaan + Sicir Bararkii Oo Cirka Maray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[TOP] Baalashka Kabaha La Mariyo Oo Hargaysa Halkii Ugu Saraysay Gaadhay Iyo Dadka Oo Ku Dhow Inay Kabaha Lacagta Ay Ku Baalashaynayaan Iska Daayaan + Sicir Bararkii Oo Cirka Maray.

Hargaysa (Karin) Sicir bararka kala duwan ee ka jirra suuqyadda somaliland ayaa sababay in sarifka doolarku noqdo mid kor u kaca
Bulshada kala duwan ee ka ganacsada alaabaha kala duwan ayaa qaaliyay alaabahaasi ka dib markii waxba tari waayeen lacagihii markii hore ay siin jireen madaama dolarkii kacay


Caruurta yar yar ee baalasheeya kaabaha ayaa markii ay ka yaabeen sicir bararka iyagana waxa lagu dalacsiiyay lacagtii ay soo siisanayeen qasacadda baalashka waxaana iminka hargaysa uu ka marayaa baalashku kun shilin oo lacagta shilinka somaliland ah halka markii hore uu ahaa shan boqol oo shilinka somaliland ah taasina waxa sababay sicir bararka baahsan ee waddanka ka jirra isla markaana xukuumaddu maaraha u wayday.



LATEST NEWS