[Gudaha Eeg] Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Fashil-May Iyo Qoraalo Shacabku Ku Dawakheen Oo Uu Baahiyay + Gudoomiyaha Baanka Oo Awoodiisa Is-Ticmaali La,

0
Thursday 20th April 2017 22:48:02 in Wararkii Maanta by Hargaysa Office
  • Visits: 330
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Gudaha Eeg] Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Fashil-May Iyo Qoraalo Shacabku Ku Dawakheen Oo Uu Baahiyay + Gudoomiyaha Baanka Oo Awoodiisa Is-Ticmaali La,

    [Gudaha Eeg] Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Fashil-May Iyo Qoraalo Shacabku Ku Dawakheen Oo Uu Baahiyay + Gudoomiyaha Baanka Oo Awoodiisa Is-Ticmaali La,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Gudaha Eeg] Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Fashil-May Iyo Qoraalo Shacabku Ku Dawakheen Oo Uu Baahiyay + Gudoomiyaha Baanka Oo Awoodiisa Is-Ticmaali La,


Hargaysa (Karin) Baanka Dhexe ee somaliland oo inta badan ah midka laga doonaayo inuu gacanta ku hayo xogta dhanka lacagta ah ee uu ku kala soconaayo suuqa wax lagu kala iibsanaayo ee magaalooyinka kala duwan ee dalka ayaa noqday mid fadhiid ah isla markaana ku fashilma xilka uu umadda u hayo wuxuuna tahli kari waayay in gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland isticmaalo awoodihiisa u gaarka ah ee uu sharcigu siiyay si uu ugu kala maamulo arimaha is barkan ee laga cabanaayo



Baanka ayaa shaaciyay waraaqo ay ku qoran yihiin " Wax Ku Iibi Waxna Ku Iibso Shilinka Somaliland Baanka Dhexe Ee Somaliland" Waraaqaha ay ku yalaan qoraalkani ayaa noday kuwo aan micno badan samayn isla markaana of walba inta uu akhriyo iska dhaafayo taasina waa mid hoos u dhigaysa qiimaha iyo milgaha uu leeyahay baanka dhan ee dawladu u igmatay shaqada qaranka mida ugu muhiimsan


Gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland ayaa isagu tirro ba dhowr jeer shaaca ka qaaday inay sicir bararka wax ka qabanayaan balse taasi ayaa noqotay biyo col-dhaanshay ilaa iminkana lagama hayo wax talaabo ah oo uu qaaday baanku isla markaana faa,iddo u leh bulshada kala duwan ee sicir bararka iyo abaarta la ciir ciiraysa.




LATEST NEWS