Ninkii Reer Xamarka Ahaa Ee Madaxtooyada Oo Dhaar Iyo Wacad Ku Maray Inuu Ceebaynayo Reer Soomaaliland Iyo Siro Uu Sheegay Inuu Ka Hayo Reer Hargaysa [Xasaasi]

0
Thursday 20th April 2017 23:42:52 in Wararkii Maanta by Super Admin
  • Visits: 910
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ninkii Reer Xamarka Ahaa Ee Madaxtooyada Oo Dhaar Iyo Wacad Ku Maray Inuu Ceebaynayo Reer Soomaaliland Iyo Siro Uu Sheegay Inuu Ka Hayo Reer Hargaysa [Xasaasi]

    Ninkii Reer Xamarka Ahaa Ee Madaxtooyada Oo Dhaar Iyo Wacad Ku Maray Inuu Ceebaynayo Reer Soomaaliland Iyo Siro Uu Sheegay Inuu Ka Hayo Reer Hargaysa [Xasaasi]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ninkii Reer Xamarka Ahaa Ee Madaxtooyada Oo Dhaar Iyo Wacad Ku Maray Inuu Ceebaynayo Reer Soomaaliland Iyo Siro Uu Sheegay Inuu Ka Hayo Reer Hargaysa [Xasaasi]



Hargaysa (Karin) Maxamed Okiyaale ayaa ku hanjbay isla markaana dhaar ku maray inuu faafinayo siro iyo ceebo uu ka hayo dadka reer soomaaliland ee caasimadda hargaysa ku nool oo uu sheegay inuu hayo siro waa wayn oo adhax jab ku ah qaranka gaar ahaan dadka hargaysa jooga.

Ninkan maxamed okiyaale ayaa xoog iyo faan is biday waxaana uu sheegay inuu hayo siro fara badan oo uu ururinayay muddo dheer oo uu ka hayo dad siyaasiyiin iyo masuuliyiin ah, hase ahaatee waxaa la yaab ah in nin reer xamar ah uu maanta ku dhex hanjabo dalka soomaaliland waliba caasimadda soomaaliland ee hargaysa oo aanu la gabanan, waxa uu sheegay maxamed okiyaale inuu ka hayo dadka reer hargaysa iyo masuuliyiinta dawladda soomaaliland siro waa-wayn.


Dhacdadan ayaa ugub ku ah dhamaan qaranka soomaaliland waxaana laga war helay wararkii ay karin news ka faafisay ee ahaa inuu yahay nin reer xamar ah oo aan u dhalan dalka soomaliland oo aan ahayn soomaalilander oo madaxtooyada jooga isla markaana madaxwayne silaanyo mar kasta u war haya meesha uu marayo iyo xaaladda qasriga madaxtooyada .

Sidoo kale dhacdadan ayaa foolxumo ku ah cid kasta oo dan iyo lexo jeclo ka hayso qaranka curdinka ah, in kastoo halista ninkan sheegayaa ay tahay mid aan loo dulqaadan karin oo habeenkii xalay ahaana ay soo hanjabeen ubad ay dhaleen mujaahidiintii dalka u dhintay ee naftooada u wayay sidii taliska siyaad barre iyo muqdisho looga xoreyn lahaa dalka soomaalilad.


Karin News
LATEST NEWS