Aabaha Dhalay Maxamed Sidiiq Dhamme Gudoomiyaha Heer Qaran Ee Xisbiga Waddani Oo Micneeyay Qaabka Loo Xidhay Wiilkiisa + Sirro Culus Oo Uu Qarxiyay.

0
Friday 21st April, 2017 in Wararkii Maanta by Hargaysa Office
  • Visits: 211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aabaha Dhalay Maxamed Sidiiq Dhamme Gudoomiyaha Heer Qaran Ee Xisbiga Waddani Oo Micneeyay Qaabka Loo Xidhay Wiilkiisa + Sirro Culus Oo Uu Qarxiyay.

    Aabaha Dhalay Maxamed Sidiiq Dhamme Gudoomiyaha Heer Qaran Ee Xisbiga Waddani Oo Micneeyay Qaabka Loo Xidhay Wiilkiisa + Sirro Culus Oo Uu Qarxiyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aabaha Dhalay Maxamed Sidiiq Dhamme Gudoomiyaha Heer Qaran Ee Xisbiga Waddani Oo Micneeyay Qaabka Loo Xidhay Wiilkiisa + Sirro Culus Oo Uu Qarxiyay.

Hargaysa (Karin) Aabaha dhalay maxamed sidiiqq dhamme gudoomiyihii garabka dhalinyaradda heer qaran ee xisbiga waddani oo xidhan ayaa waxa aabihi ka hadlay xadhiga inankiisa wuxuuna cabiray dareenkiisa 

"maxamed sidiiq cabdilaahi abaahi baan ahay waxaan ka hadlayaa cadaalad darro toban cisho ayuu ku xidhnaa inankaygu saldhiga dhexe waxaan lay diiday inan ku booqdo jeelka waxaana layga diiday inaan soo arko cuntadana waa layga qaada inankaygu wuxuu ka tirsan yahay xisbi qaran mana ah inan yar oo tuug ah oo mobile la carara" Aabaha dhalay maxamed sidiiq dhamme


Aabaha dhalay maxamed sidiiq dhamme ayaa shaaciyay arinta lagu haysto inankiisa isla markaana ilaa iminka u xidhan yahay wuxuuna yidhi isaga oo arinkaasi ka hadlaaya 

" Maxaad u gashay waddani adiga oo habar awal ah ayaa lagu haysta kuwa caynkaa ku fekerayaa sidaa waxaan leeyahay asxaabta waxaan u samaysanay in qaabilka lagaga baxo qabyaaladda" Aabaha dhalay Maxamed sidiiq 


LATEST NEWS