Xaaladda Sicir Bararka Somaliland Oo Faraha Ka Baxday Iyo Dadkii Oo Qof Walba Wax Cayiman Goostay + Baanka Dhexe Oo Indhaha Ku Daawanaya [Xaalad Kale],.

0
Friday 21st April 2017 12:06:42 in Wararkii Maanta by Hargaysa Office
  • Visits: 201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaaladda Sicir Bararka Somaliland Oo Faraha Ka Baxday Iyo Dadkii Oo Qof Walba Wax Cayiman Goostay + Baanka Dhexe Oo Indhaha Ku Daawanaya [Xaalad Kale],.

    Xaaladda Sicir Bararka Somaliland Oo Faraha Ka Baxday Iyo Dadkii Oo Qof Walba Wax Cayiman Goostay + Baanka Dhexe Oo Indhaha Ku Daawanaya [Xaalad Kale],.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaaladda Sicir Bararka Somaliland Oo Faraha Ka Baxday Iyo Dadkii Oo Qof Walba Wax Cayiman Goostay + Baanka Dhexe Oo Indhaha Ku Daawanaya [Xaalad Kale],.


Hargaysa (Karin) Xaaladda sicir bararka Somaliland oo halkii ugu xumayd maraysa iyo markii waxba laga qaban kari waayay isla markaana maciishadii cirka martay ayaa waxa ganacsatadii yar yaraydna kordhiyeen alaabihi ay iibin jiriin waxaana ay ku andacoonayaan inan isku filnaanayn alaabta laga soo iibiyo iyo qiimaha ay siinayaan



Xaaladda sicir bararka ee ka jirra Somaliland ayaa noqday mid aan jaan goyntiisa ilaa iminka la saarin waxaana baanka dhexe tahli kari la yihiin qaabkii ay u wejehi lahaayeen sicir bararka aafeeyay shacabka kala duwan ee waddanka ku dhaqan




Shacabka Somaliland oo qaylo dhaan ka diray sicir bararka ayaa warkooda dheg loo yalaqsiin waayay waxaana iminka xaalku marayaa inuu qof walba sida uu wax u maamusho wax u soconayaan taasina waa mid dhaawacaysa maamulka iyo qaabka ay dawladu wax u maamulayso ilaa iminkana ma jiraan go,aamadii xukuumaddu soo saartay wax haba yaraate ka socday.

 


LATEST NEWS