[War Deg Deg Ah]:- Xarun Xisbiga Kulmiye Ku Leeyahay Laamaha Dibadda Oo La Bur Buriyey Iyo Ragii Weerarka Gaystay Oo La Qabtay [Farmaajo Oo Adeer U Noqday]

0
21 April 2017 15:51 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1417
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg Ah]:- Xarun Xisbiga Kulmiye Ku Leeyahay Laamaha Dibadda Oo La Bur Buriyey Iyo Ragii Weerarka Gaystay Oo La Qabtay [Farmaajo Oo Adeer U Noqday]

    War Deg Deg Ah:- Xarun Xisbiga Kulmiye Ku Leeyahay Laamaha Dibadda Oo La Bur Buriyey Iyo Ragii Weerarka Gaystay Oo La Qabtay Farmaajo Oo Adeer U Noqday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Xarun Xisbiga Kulmiye Ku Leeyahay Laamaha Dibadda Oo La Bur Buriyey Iyo Ragii Weerarka Gaystay Oo La Qabtay Farmaajo Oo Adeer U Noqday


Xaruntii xisbiga Kulmiye ku lahaa Australiya. Ayaa waxa soo gaadhay bur bur xoogan ka dib markii ay soo weerareen kooxo hubaysan oo Koonfurta Somaliya u dhashay.


Ka dib baadhitaan ciidanku sameeyey waxa lagu soo qabtay labadii nin ee weerarkan gaystay laguna kala magacaabo Faarax Deeyo iyo Liibaan Yariisow sida ay sheegeen madaxda xisbiga Kulmiye ee Laanta Australiya.


Labada nin ee weerarka gaystay ayaa ka soo jeeda Koonfurta Somaliya waxaana sida la sheegay ay iska dhigayeen xisbiyada Mucaaradka Somaliland si halkaasi khal khal uga dhasho.

LATEST NEWS