Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo In Uu Gudida Abaaraha Kulan Ugu Yeedho + Xaalad Adag Oo Lagu Sugan Yahay Iyo Amar Culus Oo Gurmadka Abaaraha Ooda Lagaga Qaadayo [Xog Hoose]

0
Friday 21st April 2017 17:08:17 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 474
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo In Uu Gudida Abaaraha Kulan Ugu Yeedho + Xaalad Adag Oo Lagu Sugan Yahay Iyo Amar Culus Oo Gurmadka Abaaraha Ooda Lagaga Qaadayo [Xog Hoose]

    Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo In Uu Gudida Abaaraha Kulan Ugu Yeedho + Xaalad Adag Oo Lagu Sugan Yahay Iyo Amar Culus Oo Gurmadka Abaaraha Ooda Lagaga Qaadayo Xog Hoose

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo In Uu Gudida Abaaraha Kulan Ugu Yeedho + Xaalad Adag Oo Lagu Sugan Yahay Iyo Amar Culus Oo Gurmadka Abaaraha Ooda Lagaga Qaadayo Xog Hoose


Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la filayaa in uu gudida abaaraha ugu yeedho kulan balaadhan oo qorshayn iyo talo wadaag ah kaasi oo lagaga hadlayo xaalada abaareed ee wadanku ku sugan yahay.


Madaxweyne Siilaanyo waxa uu amar madaxweyne ku furayaa Gurmadka Abaaraha iyo deeqaha gacanta ugu jira gudida abaaraha ee aan la sii dayn wali waxa sidoo kale xukuumadda dhexe qorshe midaysan ka yeelan doontaa xaalada abaarta oo meel adag maraysa.



Dhinaca kale xogo Karin helayso ayaa sheegaya in dhawaan dalka ay imanayaan hay’addo caalami ah oo QM hor kacayaan sidoo kale xisbiga Kulmiye ayaa dhankiisa safaro ku gaalaa bixin doonaa deegaanada Gobolada bari oo xaalad culusi ka jirto.

LATEST NEWS