[SIRTII LABAAD] Hogaamiye Xirsi Oo Markale Dhabar Jab Taageero Kala Kulamay Beel Waynta Habar Jeclo Ee Dalka Ingiriiska Ku Nool Iyo Suuq Madaw Oo Lagu Qaabilay.

0
Saturday 22nd April 2017 01:02:37 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 3065
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [SIRTII LABAAD] Hogaamiye Xirsi Oo Markale Dhabar Jab Taageero Kala Kulamay Beel Waynta Habar Jeclo Ee Dalka Ingiriiska Ku Nool Iyo Suuq Madaw Oo Lagu Qaabilay.

    [SIRTII LABAAD] Hogaamiye Xirsi Oo Markale Dhabar Jab Taageero Kala Kulamay Beel Waynta Habar Jeclo Ee Dalka Ingiriiska Ku Nool Iyo Suuq Madaw Oo Lagu Qaabilay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[SIRTII LABAAD] Hogaamiye Xirsi Oo Markale Dhabar Jab Taageero Kala Kulamay Beel Waynta Habar Jeclo Ee Dalka Ingiriiska Ku Nool Iyo Suuq Madaw Oo Lagu Qaabilay.


Birmingham (Karin) Hogaamiye Xirsi cali xaaji xasan ayaa markii labaad kala kulmay waddanka ingiriiska dhabar jab siyaasadeed oo beelwaynta habar jeclo ay ku sameeyeen, hase ahaatee laba oday oo la kala yidhaahdo Faarax bakayle, cismaan jirde ayaa suuq madaw kula kulmay, odayaasha ayaa iska ilaalinayay in wax kamarad ah oo wajiyadooda ku dhacda ama  laga duubo.

In kastoo beel waynta habar jeclo ee magaalada birmingham ay ka fogaadeen in sawir uu la galo mudane xirse hadana meel gaar ah oo uu leeyahay Nin lagu magacaabo khaliif xiinwaal community uu xageeda sare kula kulmay labadan oday mudane xirsi, goobtaas oo ku taala xaafadda small Heath ee magalada birmingham agagaagarka makhaayadda golis oo odayaasha beesha habar jeclo badanka fadhiistaan.


Waxaana odayaashan la kulmay ay ku qaabileen mudane xirsi inaanay wax taageero ah oo siyaasadeed marnaba xisbiga waddani aanay u hayn haba yaraatee balse odayaashan kulanka la qaatay ayaa mudane xirsi la galay qol yar markaaski lagu wada hadlayay waxaana kulankaasi u dhacay mid beelnimo hase ahaate ma ahayn marnaba mid siyaasadeed, in kastoo odayaasha beel waynta habar jeclo ee dalka ingiriisku u sheegeen hogaamiye xirsi in beeshu tahay xisbiga kulmiye oo codkooda ay siinayaan isla markaana ay soo saarayaan Murrashaxa Xisbiga kulmiye ee Mujaahid Muuse Biixi Cabdi .

Isla goobtaas ayaa markiiba waxaa ka cararay hogaamiye xirsi oo jiidanaya wariye muniir oo waayihii dambe u noqday la taliye , dhinaca kalena Magaalooyiinka waa wayn ee london iyo sidoo kale manchester ayaa looga diyaar garoobay mudane xirisi sidii beeshu uga caydhin lahayd dhamaan dalka ingiriiska ka dib markii laga war helay in uu ku soo hungoobay dhamaan dalalka loo yaqaano scandnevianka sida NORWAY SWEDEN FINLAND DENMARK.



Karin News

Uk Office 
LATEST NEWS