Wasiir Cadaani Oo Laylinimadiisi Siyaasi Isku Marag Furay Iyo Luuqad Salow Ah Oo Warbaahinta Lasoo Fadhiistay Xili Maaliyadii Tvga Qaranka Laxaday

0
Tuesday 22nd March 2016 11:07:43 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 939
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cadaani Oo Laylinimadiisi Siyaasi Isku Marag Furay Iyo Luuqad Salow Ah Oo Warbaahinta Lasoo Fadhiistay Xili Maaliyadii Tvga Qaranka Laxaday

    Hargaysa (KNN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md Cismaan C/laahi Saxardiid Cadaani oo Warbaahinta kula hadlayey Xafiiskiisa Waxaa uu sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (KNN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md Cismaan C/laahi Saxardiid Cadaani oo Warbaahinta kula hadlayey Xafiiskiisa Waxaa uu sheegay
in la Jabsaday Xafiiski Qasnajiiga Telefishanka Qaranka Somaliland,isaga oo sheegay in lagala Baxay Lacag dhan shan Malyuun iyo Sagal Boqol ah isaga oo Arrimaahasi ka Hadlayna waxaa uu yidhi,,Waxaa Xalayto la Jabsaday Xafiiski Qasnajiiga Telefishanka Qaranka,Saaka Markan Soo galay Xafiiska Waxaam la Kulmay,Xafiiskii oo Jaban,iyo Inantii qaylinaysaa,Waxaana Lagala Baxay Lacag Dhan 5,900,000,Waa laga Qaatay,,


C/laahi Saxaradiid Cadaani Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Waxaa uu sheegay in u uyedheen Cidanka Baadhista Dambiyada,Ciidanka Bileysaka isaga oo sheegay in ay socoto Baadhista Cidkasta oo Joogtay Wasaarada Habeenkii,Waxaana Wasiirku sidoo kale maamnuucay Dadka soo galay Wasaarada,ee Aan ahayn Shaqaalaha Wasaarada,isaga oo Baneeyay Warar sheegaya in Khilaaf udhexeeyo isaga iyo Wasiirku xigeenka Wasaaradiisa,Waxaana uu sidoo Kale ka Hadlay Barnaamijka Livstreamka ee Tvga Qaranka oo uu sheegay in Xidhmay Balse uu dib ufuray Waxaana Ka mid ah Hadaladiisi,,Waxaanu uyeedhnay Ciidanka C.Ida iyo Booliska,Baadhiisba Ku Socota Cidii Xalay Wasaarada Joogtay,Waxaan Moodayay inaanu Saxaafada Ka Wadahadlnay Hadalada Been Abuurka ah,Waxaan idiin sheegaya Barnaamijka aTooska ah ee Tvga Qaranku Waxaa uu istagay 24 November 2015,Barnaamijka tooska ahnaa Lacagtiiski Waan shubay Maxaa yeelay Ujeedadyda Kowaadba ay ahayd Maxaa yeelay Maybaa Inaguu soo soccta Waxyaabo Badanbaa uga bahanay,Waraka Been Abuurka ah ee la Abuurayo Waxaa ka mid ah,Inaan Aniga iyo Wasiir Kuxigeenkaygii Khilaaf Nagu dhex Jiro ayaa ila Xalay la Qorayey,Malaha Wa Caado ay Saxaafadu leede ,Arrinkaasna Waa Been Abuur dhab ah,,



Gebgedbiina Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cismaan C/laahi Saxaradiid Waxaa uu sheegay in Qorshaha Wasaaradu yahay in Kor loo Qaado Warbaahinta Qaranka Somaliland Sida TVGa ,iDaacada,Wargeysaka,si ay Tartan ula Galaan Warbaahinta Madax Banaan.

LATEST NEWS