Wasiirkii Arimaha Gudaha Oo Ingiriiska Dhuumasho Ugu Baxay Iyo Xogo Dheeraad Ah Oo Safarkiisa Ka Soo Baxaya + Ma Dhabaa In Uu Cadho Ku Maqan Yahay? [Halkan Akhri]

0
Saturday 22nd April 2017 14:41:47 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 960
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Arimaha Gudaha Oo Ingiriiska Dhuumasho Ugu Baxay Iyo Xogo Dheeraad Ah Oo Safarkiisa Ka Soo Baxaya + Ma Dhabaa In Uu Cadho Ku Maqan Yahay? [Halkan Akhri]

    Wasiirkii Arimaha Gudaha Oo Ingiriiska Dhuumasho Ugu Baxay Iyo Xogo Dheeraad Ah Oo Safarkiisa Ka Soo Baxaya + Ma Dhabaa In Uu Cadho Ku Maqan Yahay? Halkan Akhri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirkii Arimaha Gudaha Oo Ingiriiska Dhuumasho Ugu Baxay Iyo Xogo Dheeraad Ah Oo Safarkiisa Ka Soo Baxaya + Ma Dhabaa In Uu Cadho Ku Maqan Yahay? Halkan Akhri


Hargeysa (KNN);- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Faratoon oo ka mid ah golaha Wasiirada xukuumadda Siilaanyo ayaa la sheegayaa in uu shalay galinkii danbe u dhoofay caasimada wadanka Ingiriiska ee London oo ka hor intii aan la magacaabin uu deganaa.


Wasiir Faratoon wax faah faahin ah kama bixin safarkaasi cidna war kama hayso balse waxa la sheegayaa in uu halkaasi u tagay cadho siyaasadeed oo salka ku haysa xaalada colaada Sool ka socota.


Xalay waxa soo baxayey warar sheegaya in uu Is-casilayo balse ma jiro war rasmi ah oo soo baxay.

LATEST NEWS