Siyaasiyiin Hargeysa Kula Soo Laabanaya Guuldaro Siyaasadeed Oo Yurub Ka Soo Gaadhay Iyo Liiska Tirada Siyaasadda Isku-daygeedu Ka Fashilmay Iyo Garabyo Loo Kala Jabay [Waa'ayo Kooxdu?]

0
Saturday 22nd April 2017 19:15:04 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 912
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasiyiin Hargeysa Kula Soo Laabanaya Guuldaro Siyaasadeed Oo Yurub Ka Soo Gaadhay Iyo Liiska Tirada Siyaasadda Isku-daygeedu Ka Fashilmay Iyo Garabyo Loo Kala Jabay [Waa'ayo Kooxdu?]

    Siyaasiyiin Hargeysa Kula Soo Laabanaya Guuldaro Siyaasadeed Oo Yurub Ka Soo Gaadhay Iyo Liiska Tirada Siyaasadda Isku-daygeedu Ka Fashilmay Iyo Garabyo Loo Kala JaWaa'ayo Kooxdu?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiyiin Hargeysa Kula Soo Laabanaya Guuldaro Siyaasadeed Oo Yurub Ka Soo Gaadhay Iyo Liiska Tirada Siyaasadda Isku-daygeedu Ka Fashilmay Iyo Garabyo Loo Kala JaWaa'ayo Kooxdu?

 

Hargeysa (KNN):- Siyaasiyiin awood siyasadeed is bidiyey oo uu hogaaminayey Cabdiraxman Cirro safar hawlo siyaasadeed ahna ugu maqnaa Dalalka YURUB Intooda badan ayaa hargeysa waxa ay kula so laabanayaan qorshayaal siyasaadeed oo fashilmay iyagoo sameeyey isku day tiro badan oo guulo siyaasadeed loogu raadinayey xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.


Cabdiraxman Cirro iyo Xirsi Cali oo weftigan hogaaminaya ayaa la filayaa in maal maha soo socda ay Hargeysa kula soo laabtaan iyaga oo u kala jabsan laba kooxood oo midna aanu wax guul ah u wadin xisbiga marka laga yimaad xaflado iyo socod wareeg ay yurub ku soo dhamaysteen.



Dhinaca kale kooxdan waxa ka baxay dhaqaale tiro badan iyaga oo bur buriyey lacago mudo yaboohin lagu ururinayey arimaha dadka siyaasadda falanqeeya ka yaabiyeyna waxa ka mid ah tirade kooxdani isku raacee iyo qorshe la’aanta ay ku socdeen oo aan hab cilmiyeysan ku fadhiyin marka laga reebo caadifadda Kulmiye nacaybka oo ay Hargeysa uga yaaceen.

LATEST NEWS