Khilaaf Culus Oo Ka Dhashay Kursiga Xoghayaha Dawladda Hoose Ee Hargeysa+ Soltelco Oo Labada Dhan U Kala Dabqaadaya Iyo Faratoon Oo Dalka Ka Maqan [Laba Masuul Oo Isku Maran]

0
Saturday 22nd April 2017 20:25:31 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 863
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaaf Culus Oo Ka Dhashay Kursiga Xoghayaha Dawladda Hoose Ee Hargeysa+ Soltelco Oo Labada Dhan U Kala Dabqaadaya Iyo Faratoon Oo Dalka Ka Maqan [Laba Masuul Oo Isku Maran]

    Khilaaf Culus Oo Ka Dhashay Kursiga Xoghayaha Dawladda Hoose Ee Hargeysa+ Soltelco Oo Labada Dhan U Kala Dabqaadaya Iyo Faratoon Oo Dalka Ka Maqan Laba Masuul Oo Isku Maran

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khilaaf Culus Oo Ka Dhashay Kursiga Xoghayaha Dawladda Hoose Ee Hargeysa+ Soltelco Oo Labada Dhan U Kala Dabqaadaya Iyo Faratoon Oo Dalka Ka Maqan Laba Masuul Oo Isku Maran


Hargeysa (KNN):- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xilka qaadista xoghayihii Dawladda Hoose ee Hargeysa oo hawlo anshaxa ka baxsan lagu qabtay goor habenimo ah isaga oo Magaalada soo galinaya taasina waxa ay sababtay in uu xilkiisa waayo wasaaradda arimaha Guduhuna shaqadeeda ka qabsato.


Balse Maayarka iyo xoghayihii la bedelay oo ay ku lamaan yihiin xildhibaano Maayarka taabacsan aya Madaxtooyada u ergi yimi si ay maarayn ugu raadiyan xilk qaadista masuulkan iyada oo ay ku jiren dagaal ka dhan ah Xoghaya Cusub.



Dhinaca kale Xoghahaya cusub ee la magacaabay ayaa Hareysa loogu sameeyey madal soo dhawayn ah oo xilkan ku saab san.


Ugu danbayn Maayar Soltelco waxa uu ku jiraa in la buriyo xilka qadista Xoghaya kiiska lagu qabtay halka xoghaya cusubna uu isla saakaba uu bilaabay shaqadii loo magacaabay taasi oo muujinaysa in Kursigani is qa qabsi galay oo laysku margan yahay.

LATEST NEWS