Qodobada Ay Somaliland Ku Hanan Karto Aqoonsiga( Principle Of Recognition). Qalinka: C.S.F(Jeesto).

0
Sunday 23rd April, 2017 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qodobada Ay Somaliland Ku Hanan Karto Aqoonsiga( Principle Of Recognition). Qalinka: C.S.F(Jeesto).

    Qodobada Ay Somaliland Ku Hanan Karto Aqoonsiga( Principle Of Recognition). Qalinka: C.S.F(Jeesto).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qodobada Ay Somaliland Ku Hanan Karto Aqoonsiga( Principle Of Recognition). Qalinka: C.S.F(Jeesto).

1:(Strategic Plane) Qorshe Abaabulan Oo Leh Ubuciyo Macno Loogu Soo Hagaago, Qadiyada Qadiyad Qoran Caalamkana Lala Hor Tagi Kar.

2: (Definite Article) In Aanu Madmadaw Ku Jirin Marnaba Dawga Aad Ku Qancineyso Dunida Si Aad U Hesho Aqoonsiga Aad Yaboohineyso, Mana Aha In La Aamino Dad Aan Sooyaalka Waxba Ka Garaneyn Soo Jireen Taariikheedna Aan Noqon Karin Waayo Waxay DHawacayaan Nidaam Dawladnimada S/land Waxaana Galaya Madmadaw.

3: (Carry Outers)Dadka Qaadayaa Waa Dad Noocee Ah Ma U Qalmaan, Ma Karayaan Iney Jabiyaan Darbigaa Adag Ee Mudada 25ka Sano Ah La Jabin Kari Waayey, KHibrad Ma U Leeyihiin , Ugu Horeyn Waa In Laga Fikiraa Dadka Qaadaya Iyo Sidey Caalamka Qadiyadooda Ugu Qanci Karo Ama Ay U Gudbin Lahaayeen (Proffetional About International Relations) Markaas Waxa Laga Yaaba Hadii Rukniyadan La Asiibo In La Guuleysan Karo.

4:(THe Place Of Carries) Meesha La Gaynayo Maadaama Ay Dunidu Ka Kooban Tahay Shan Qaaradood Miyaa Lawada Gaadhsiinayaa, Ma Meel Gaara Ayaa Dunidoo DHan Loogu Wada Gaynayaa Qadiyada Mise Meelo Gaar-gaara Tani Waxay U Baahan Tahay Dibloomaasiyiin Ka Dabaalan Kara, Pro Samater Oo Hadalkiisii Wata Ayaa Xusey In Hadii Qodobadan Doorka Ah Lagu DHaqmo Ay Wax Badani Furfurmaan Dunida Inoo DHago Nuglaato Karto.

DHinaca Kale Saaxada Dibloomaasiyada Iyo Suuqa Falanqaynta Siyaasada Reer Galbeedka Ee Saldhiga U Ah Dawladnimada Ama Si Gooniya U Saamaysa Hab-dhaqankooda Maamul Ayaa Aaminsan In Midnimada Soomaaliyeed Faa,iido U Lahayn Danta Reer Galbeed Iyo Dawlado Waaweyn Oo Afikana Isla Markaana La Daneeyo.

Sidaa Awgeed In La Kala Go,aa Ay Muhiim Tahay Si Ay U Wiiqanto Cududa, Iskaashiga, Gaashaanbuureysiga, Awooda, Iyo Siyaasada Umada Soomaaliyeed Gaar Ahaan Waqooyi Iyo Koonfur Kuwii La Kala Odhan Jirey , Walee Waa Talo Soo DHaweyn Mudan Ama Jaanis Ay S/land U Haysato Iney Qadiyadeeda Iib Gayso, Suuq Macquula U Hesho Oo U Baahan Bislaansho Dibloomaasiyadeed Seeskeedu Adag Yahay, Xamilkeeduna Badan Yahay Waliba Ku Darsoo Quwad U Leh Sidey Bahasha Salka Iyo Halka Laga Filayo Ay U DHigi Lahaayeen.

FAALO: W/Q : C/RAXMAAN SAYID FAARAX (JEESTO)

DIPLOMATIC ANALYIST

GABILEY:SOMALILAND

EMIAL:Abdiraxmaanjeesto111@gmail.com


LATEST NEWS