Shirkadda Sompower Oo Shacabka Hore Cunaha U Qabatay Korontada Hargeysana Kooto Baadil Ah Loogu Xidhayo Iyo Qadarka Lacagta Ay Wasaaradda Macdanta Ku Hanatay [Fadeexad Culus]

0
Monday 24th April 2017 14:45:35 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 435
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Sompower Oo Shacabka Hore Cunaha U Qabatay Korontada Hargeysana Kooto Baadil Ah Loogu Xidhayo Iyo Qadarka Lacagta Ay Wasaaradda Macdanta Ku Hanatay [Fadeexad Culus]

    Shirkadda Sompower Oo Shacabka Hore Cunaha U Qabatay Korontada Hargeysana Kooto Baadil Ah Loogu Xidhayo Iyo Qadarka Lacagta Ay Wasaaradda Macdanta Ku Hanatay Fadeexad Culus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkadda Sompower Oo Shacabka Hore Cunaha U Qabatay Korontada Hargeysana Kooto Baadil Ah Loogu Xidhayo Iyo Qadarka Lacagta Ay Wasaaradda Macdanta Ku Hanatay Fadeexad Culus


Shirkadda Sompower oo ka mid ah shirkadaha Korontada u shida magaalada Hargeysa ayaa ah shirkad ay iskugu tageen ganacsato xisaabo kale shacabka u adeeg sada kuna noqday dhiigmiirato aan tudhaale iyo naxdin midna lahayn isla markaana waxa ay shacabka laydhkeedu u baxo ka qaadaa lacag laba jibaar ka badan kuwa kale ee ay u xidhan yihiin korontada shirkadaha kale ee Hargeysa ka jira.


Shacabwayne hore warbaahinta ula hadlay waxa ay qaylo dhaan ka muujiyeen hab dhaqanka shirkadan oo lacago saa’id ah ka qaada hadana iyada oo taasi jirto waxa kooto loogu xidhaya korontada Magaalada Hargeysa oo dhan iyada oo kali ah ayaa guud ahaanba shacabka Caasimadda ku nool adeega Laydhka sinaysa taasi oo ay ku sii seeto dheeraysanayso mashruuca dhiig-miirata ah ee shacabka ay ku samayso.



Wasaaradda Macdanta ayaa la sheegayaa in qadar lacageed oo badan ay shirkadani ku hanatay kagana dheeraysay shirkadihii kale ee Hargeysa laydhka siin jiray oo iyagu baad bixin kari waayey waxaana isla shalay ay la hadleen warbaahinta inkasta oo ciidanka Boolisku awood kaga saareen Wasaaradda Macdanta.


Hadii qorshahan Wasiirka Macdantu wado uu hirgalo waxa khatar galaysa nolosha shacabka oo Sixir barar iyo Abaaro aafeeyeen.

LATEST NEWS