[XOG HOOSE] Mulkiilaha Xisbiga WADDANI Iyo Mus-dambeedkiisa Oo Si Weyn Uga Dheregsan Guusha Muuse Biixi Ee Doorashada Soo Socota

0
28 April 2017 15:02 in Wararkii Maanta by Head Office
  • Visits: 1355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [XOG HOOSE] Mulkiilaha Xisbiga WADDANI Iyo Mus-dambeedkiisa Oo Si Weyn Uga Dheregsan Guusha Muuse Biixi Ee Doorashada Soo Socota

    [XOG HOOSE] Mulkiilaha Xisbiga WADDANI Iyo Mus-dambeedkiisa Oo Si Weyn Uga Dheregsan Guusha Muuse Biixi Ee Doorashada Soo Socota

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[XOG HOOSE] Mulkiilaha Xisbiga WADDANI Iyo Mus-dambeedkiisa Oo Si Weyn Uga Dheregsan Guusha Muuse Biixi Ee Doorashada Soo Socota




Hargaysa (Karin) Murrashaxa xisbiga waddani ahna guddoomiyaha xisbiga waddani ahna guddoomiyaha baarlamaanka soomaliland Mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa taageerayaasha xisbigiisa iyo musdambeedkiisaba u caddeeyay guusha labaad ee xisbiga kulmiye ka gaadhi doono tartanka doorashada madaxtinimada dalka ee soo socota .

Waxaana xusid mudan xisbiga waddani sida uu uga madhan yahay inta badan degmooyinka dalka gaar ahaan gobolada bariga soomaaliland oo codka ugu badan ee soomaaliland yaalo, in kastoo xisbiga waddani aanu wax taageerayaal ah ku lahayn degmooyinka dhamaan gobolada bariga wallow %5 laga heli karo in ay taageeraan waddani.




Marka loo eego tartanka doorashadan soo socta ee madaxtinimada dalka waxay si wayn isu shabahaan guushii xisbiga kulmiye ka gaadhay doorashada sanadkii 2010 kii oo mudane daahir riyaale isla markiiba aqbalaad ka dhiibtay natiijada rasmiga ah ee lagu dhawaaqi doono taas oo uu mariyay IDAACADDA BBC SOMALI oo wax ka waydiisay sida uu u arki doono natiijada ka soo bixi doonta guddida koomiishanka qaranka soomaaliland .

Dhina kalena Murrashaxa Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa nasiibka iyo jaaniska wakhtigan jiraa uu siiyay sida uu ugu guulaysan doono madaxtinimada dalka oo ilaa iyo hadda cid u dhowdhow xaga taageerayaasha iyo codkaba aanay jirin, in kastoo dalka soomaaliland intiisaba badan marka lagu sameeyo isku cel celis %75 uu xisbiga kulmiye aqlabiyad ku haysto.




Sidoo kale Mudane Cabdiraxmaan cirro waxaa taageerayaashiisa lagu saleeyaa beesha uu ka soo jeedo iyo murrashax ku xigeenkiisa boorama oo isna lagu qiyaaso in uu haysto taageerayaal isku cel celis awdal ah %30 halka madaxwayne xigeen saylici kaga awood roon yahay oo uu haysto %70 , taasina waxay noqonaysaa in codka boorama lagaga badan yahay waddani oo xisbiga waddani maanta dalka intiisa kale ka madhan yahay halkaasna uu Mudane Muuse Biixi Cabdi ku heli doono natiijo ka badan tii kulmiye ka helay doorashada sanadkii 2010kii .


Karin News

LATEST NEWS