Waddani OO Burburaya Qore Khadar Ibrahim -

0
Friday 28th April, 2017 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waddani OO Burburaya Qore Khadar Ibrahim -

    Waddani OO Burburaya Qore Khadar Ibrahim -

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waddani OO Burburaya Qore Khadar Ibrahim - Waxaana cad in xisbigii waddani koox afduubatay oo CIRRO na lagu dul inqilaabay xisbigii ku riyoonayay

Waxaa bilaambay dildilaaca siyaasadeed ee sida tusbax furmay uga socda gudaha xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, waana sidii aan hore u sheegay muran dahsoona oo Xisbiga ka dhex jiray muddo, ducufka hogaaminta iyo hagida mabaadii’da siyaasadeed ee Xisbiga dhexdiisa?,Xisbiga Waddani ayaa waxaa soo fool saarey dhul gariir Siyaasaddeeed ka dib markii uu guddoomiyaha xisbiga waddani isla markaana ah musharaxa CIRRO uu xisbiga iyo hawlihiisa u wareejeyay XIRSI iyo kooxdiisii naafisay hantida qaranka .waxaana soo baxay oo jira khilaaf weyn xisbiga bur bur weyn ku keeni doona kadib markee xubnahii xisbiga sooWaxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaanasalaamaya muwadiniinta Somaliland.



asaasay ay xilalkoodii lagu qabsaday,oo ay ka mid yihiin XIL RAYTE,XIL BUUBA iyo siyaasiyiin kale oo ku hanjabay in ay iska wada casili doonaan xisbiga.odayaasha musdambeedka iyo madaxda xisbiga sida la sheegeyay in shir wada galin xalay oo wax natiijad ahe ka soo bixin.waxaana la sheegay in ay yihiin 8 masuul garabkani oo ay ka wada dareerayn shirki xalay.

 

Waxaana cad in xisbigii waddani koox afduubatay oo CIRRO na lagu dul inqilaabay xisbigii ku riyoonayay kursiga dalka!.qaraxyo culus aya ku soo wajahan iyo istiqaalado fara badan maana dhici karto xisbi haawan doona in u doorasho gali karo amba ku guulaysan karo.Maanta waxa cadaataySiyaasaddaIyo aqoontaIyo xikmaddaIyo garaadka musharax cirro,inta lagu dul mareesanayo talada SILAANYO bal ya u taliya WADDANI?!!koox hadii ku maroortay xisbigi itaalkii musharaxii ee asaasay xisbigan ma intaas bu yahay?!ila maaha inu noqon karo madaxweyne xor xita haduu galo madaxtooyadda taasna riyo weyn ayay ila tahay.waxaana soo socda qaraxyo iyo wahab haysta guriga CIRRO la dhaho MUUSE BIIXI !.


Saadaashu waa khayr!!

Qore Khadar Ibrahim

Khadar338@hotmail.com

LATEST NEWS