[TOP SECRET] Umadihii Hore Waxa Lagu Halaagay Khilaaf Iyo Umadda Maanta Jirta Halka Xaalkoodu Marayo

0
Saturday 29th April 2017 06:50:00 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [TOP SECRET] Umadihii Hore Waxa Lagu Halaagay Khilaaf Iyo Umadda Maanta Jirta Halka Xaalkoodu Marayo

    [TOP SECRET] Umadihii Hore Waxa Lagu Halaagay Khilaaf Iyo Umadda Maanta Jirta Halka Xaalkoodu Marayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[TOP SECRET] Umadihii Hore Waxa Lagu Halaagay Khilaaf Iyo Umadda Maanta Jirta Halka Xaalkoodu Marayo




Hargaysa (Karin) Waxaa laga weriyay Abuu-Hureyra Cabdur-Raxmaan ibnu Sakhar (Rc) inuu yidhi : waxaan maqlay Rasuulkii Allah(Scw) oo leh: " Waxaan idinka reebo ka dheeraada, waxaan idin farayna la yimaada intaad awoodi kartaan, waxa halaagay dadkii idinka ka horeeyey su’aal badnaan iyo khilaafkii Nebiyadooda.” ( Bukhaari iyo Muslim)

Xadiiskani wuxu cadaynayaa in Muslimiintu Nebiga (scw) raacaan oo wixii uu reebay laga fogaado, wixii uu farayna intii awood loo leeyahay lala yimaado.

Waxa kale inoo cadeeyay in Umadihii hore lagu halaagay khilaafkii ay diideen Nebiyadooda iyo su’aal badnaan.

LATEST NEWS