Inamadda Waddani ee Xidhan Qore Khadar Ibrahim

0
Saturday 29th April, 2017 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inamadda Waddani ee Xidhan Qore Khadar Ibrahim

    Inamadda Waddani ee Xidhan Qore Khadar Ibrahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inamadda Waddani ee Xidhan Qore Khadar Ibrahim

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaanasalaamaya muwadiniinta Somaliland

Xisbi walba wuxuu ka mas'uul yahay wixii mas'uuliyiin tiisu iyo taageeryaashiisu samyeyaan gaar ahaan ficiladda anshaxa xun iyo aflagaadada qaawan ee sal toona lahayen, waxaana maanta la keenay dhalinyaradii xisbiga waddani kharibay ee maalin walba caytamayay oo maanta la keenay maxkamadda gobolka, waxa dhacay dhowr cisho ka hor in ay ku dhawaaqayn mudaaharaad dalka laga abaabulo oo ku wajahan xukuumadda , abaabulkaas kumay aflaxin taageerayaasha siyaasiyiinta WADDANI waayo cid ayamaba iska yar hadalada WADDANI MAQASHA AMBA TAAGEERTA BA, wax amni khal khaliyaana way u sorta gali weeday , hadaba anshaxaas u WADDANI la yimi fagaaraha xisbiyadda waxay tusaysa inuu waddani maanta kalagii yahay oo aan wax taageera ku lahayn bulshadda Somaliland dhexdeeda.Somaliland waxay ku soo nabad iyo caano maashay Dimuqraatiyada iyo nabadgeliyo taaso aad moodo in maanta la doonayo in laga dumiyo, aflegaado iyo cay shaqsi joogta ah kuma geenayso KURSIGA ee talo iyo karti aya lagu taga!.



Hadaba inamada yar yar ee u xidhan hadalada loo soo dhiibo waxaad maanta ku danbaysaan maxkamadd iyo dal ay dastuur yaalo,cidna dawladdan uma joojinayso gacan bir ahna ku qabanaysa cidii nabad galiyadda waasha,waxaana la hadlaya inamadda xidhan waad aragtaan hoggankiini si ducufnima ayuu idin difaacay xaqdaraduna maa fiicna ee tashada ayaan idin odhanaya ilayn way idin ku shaqaystayn!, sharci ayaa laydin marainaya khaladkiinana qaata hadii noqoto xadhig dhowr sanadood ah!.


Saadaashu waa khayr!!

Qore Khadar Ibrahim

Khadar338@hotmail.com


LATEST NEWS