Khilaaf Cakiran Oo Ka Dhex Taagan Kooxdii Waddani Ee Socdaalkii Yurub Wada Socday + Cirro Oo Lacagtii Jeebka Ku Shubtay Iyo Xubno Rayte Hogaaminayo Oo Is-casilaad Ku Dhawaaqaya

0
30 April 2017 18:06 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 904
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaaf Cakiran Oo Ka Dhex Taagan Kooxdii Waddani Ee Socdaalkii Yurub Wada Socday + Cirro Oo Lacagtii Jeebka Ku Shubtay Iyo Xubno Rayte Hogaaminayo Oo Is-casilaad Ku Dhawaaqaya

    Khilaaf Cakiran Oo Ka Dhex Taagan Kooxdii Waddani Ee Socdaalkii Yurub Wada Socday + Cirro Oo Lacagtii Jeebka Ku Shubtay Iyo Xubno Rayte Hogaaminayo Oo Is-casilaad Ku Dhawaaqaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khilaaf Cakiran Oo Ka Dhex Taagan Kooxdii Waddani Ee Socdaalkii Yurub Wada Socday + Cirro Oo Lacagtii Jeebka Ku Shubtay Iyo Xubno Rayte Hogaaminayo Oo Is-casilaad Ku Dhawaaqaya

 

Kooxdii labada dhan u kala fadhiday ee sodaalkii yurub wada socday ee xisbiga Waddani ayaa markii ay Hargeysa ku soo laabteen waxa la shegaya in uu ka dhex qarxay khilaaf culus oo meel adag maraya.


Cabdiraxman Cirro sida la sheegay jeebka ayuu ku shubtay lacagtii Yurub laga soo ururiyey waxaana taasi keentay in xubno badan oo filayey in lacago xaqooda iyo shaqadii ay qabteen la siiyo ay cadho kaga maqan yihiin gudaha xisbiga marka laga reebo Xirsi oo xaqiisa dhacsaday.



Safarka Cabdiraxman Ku joogo Berbera ma jiro masuul qudha oo ku wehelinaya oo safarka la socda marka laga yimaado Cabdiqaadir Jirde oo ku qanacsan Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani.


Xidhiidh aan isku daynay in aanu dhinacyadan la samayno ayaan noo suurta galin.

 

 

LATEST NEWS