Cabdilaahi Daamur Danbiile Qaran Qore Khadar Ibrahim

0
Sunday 30th April, 2017 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdilaahi Daamur Danbiile Qaran Qore Khadar Ibrahim

    Cabdilaahi Daamur Danbiile Qaran Qore Khadar Ibrahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdilaahi Daamur Danbiile Qaran Qore Khadar Ibrahim

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaanasalaamaya muwadiniinta Somaliland.


Waxaa la yaab leh nin siyaasi isku sheegayanay oo waliba askari qaranka xil ka haya oo ugu hanjabaya waan ku dilaya waa wax lala yaabo oo aan dhicin,siyaasiga xidhan ee WADDANI ka tirsan Cabdulaahi daamur waa danbiile qaran kadib markuu u hanjabay taliyaha saldhiga dhex ee HARGEYSA MAXMAED CASE oo runti ah taliye mar walba uga shaqeya adeega bulshadda iyo amniga caasimadda, mana gayso hanjabaad cantayn ah kaga timaado nin ismooday siyaasi sida DAAMUR. Wxuuna ku tuntay ninkaasu shurucda dalka u taal in la dhawro oo la ixtiraamo askarta hawl qaran ku jirta, hanjabaaduna waa kiis danbe ah oo la hor keenayo maxkamadda iyadana xukunkeeda suubaan ridi doonta . waxaana intaas u raacsan shaqsi weerarka iyo gaf oo u geestay wasiiro been u ka sheegay taasna waa kiisas kale ooh or yaal. Dadka sheegaya in u wasiirka madaxtooyadda MD maxamuud xaashi ka danbeyo xadhigiisa waa been waxaan u sheegaya qoladaasmaxamuud xaashi wa siyaasikarti muuqata leh, hufnaan, Kalsooni ka haysta bulshada somaliland, Maamul wanaagana aaminsan masuulnimada xambaari kara, kana fog na xan iyo hadal cantayn ah..siyaasigaas cabdilaahi daamur waa danbiile xukun sugayo waxaana u noqon doona cibrad cid mar danbe ugu hanjabta taliye dil oo ah (crime), dalkan wuxuu leeyahay ciidan ilaaliya , xukuumadd adag, gacan bir ahna ku haysa amniga iyo karaamadda muwaadiniinta Somaliland.



Saadaashu waa khayr!!

Qore Khadar Ibrahim

Khadar338@hotmail.com

LATEST NEWS