[DEG DEG] Roobab Dabaylo Iyo Baraf Wata Oo Hadhaagii Xoolaha Abaarta Ka Soo Doogay Laayay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

0
05 May 2017 17:34 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 613
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG] Roobab Dabaylo Iyo Baraf Wata Oo Hadhaagii Xoolaha Abaarta Ka Soo Doogay Laayay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

    [DEG DEG] Roobab Dabaylo Iyo Baraf Wata Oo Hadhaagii Xoolaha Abaarta Ka Soo Doogay Laayay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG] Roobab Dabaylo Iyo Baraf Wata Oo Hadhaagii Xoolaha Abaarta Ka Soo Doogay Laayay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.


Hargaysa (Karin News) Roobab dabaylo wata iyo baraf oo ka da,ay deegaano hoos-yimaada gobolka sanaag


Badhasaabka gobolka sanaag ayaa safar ku tegay deegaanadda uu roobka dabaylaha iyo barafka wataa ka da,ay isla markaana galaaftay xoolaha intii u soo hadhay ee abaartii ka soo doogay.



Dadweynaha kala duwan ee uu xoolaha intii u soo doogtay ay ka madheen ayaa xukuumadda ka codsaday in gurmad lala gaadho isla markaana ay u baahan yihiin in gaadid lala gaadho isla markaana deegaanadoodii lagu celiyo.

 


LATEST NEWS