[DEG-DEG]:- Qarax Culus Iminka Muqdisho Dhacay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Goobta Uu Ka Dhacay + Cida Ka Danbaysay [Halkan Ka Eeg]

0
Friday 5th May 2017 21:28:17 in Wararkii Maanta by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1904
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG-DEG]:- Qarax Culus Iminka Muqdisho Dhacay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Goobta Uu Ka Dhacay + Cida Ka Danbaysay [Halkan Ka Eeg]

    [DEG-DEG]:- Qarax Culus Iminka Muqdisho Dhacay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Goobta Uu Ka Dhacay + Cida Ka Danbaysay [Halkan Ka Eeg]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG-DEG]:- Qarax Culus Iminka Muqdisho Dhacay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Goobta Uu Ka Dhacay + Cida Ka Danbaysay [Halkan Ka Eeg]

(Karinnews):-Magalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya ayaa waxa  goordhowayd  ka dhacay  Qarax xoogan Kaas oo lala eegtay  Waddada Taleex ee Degmada Hodan 

Qaraxa  ayaa waxa ahaa mid lagu soo xidhay gaadhi  kaasi oo ku qarxay nawaaxiga maqaaxi ku taalla Wadda Taleex.


Gaadhigan ayaa sida la sheegay waxaa watay nin magaciisa lagu soo koobay Cabdikariin, kaasi oo ka mid ah maclimiinta wax ka dhiga Iskuulka Nile oo gacanta ay ku hayaan Turkiga.


Qaraxan ayaa la sheegay in ay ku dhawacmeen 3Ruux oo uu ku jiro ninkii Gaadhi  watay 

Macalin Cabdikariin ayaa sidoo kale ka mid ah Madaxda Jaamacadda Horseed.

Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka oo goobta yimid ayaa xidhay Waddada Taleex si ay u sameeyaan baaritaano.

Ilaa iyo hada majirto cid sheegatay mas’uuliyada Qaraxan ka dhacay Magaalada Muqdisho


WIXII WARAR EE KA SOO GORDHA KULA LA SOCO  WARARKAYAGA DANBE 
LATEST NEWS