Xadiga Lacagta Lagu Raaco Gadiidka Basaska Hargeysa Iskaga Kala Goosha Oo La Kordhiyey Iyo Dadweynaha Oo Gadood Gacan Qaad Ah Sameeyey [Xaalada Caawa Ee Hargeysa]

0
06 May 2017 19:31 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 714
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xadiga Lacagta Lagu Raaco Gadiidka Basaska Hargeysa Iskaga Kala Goosha Oo La Kordhiyey Iyo Dadweynaha Oo Gadood Gacan Qaad Ah Sameeyey [Xaalada Caawa Ee Hargeysa]

    Xadiga Lacagta Lagu Raaco Gadiidka Basaska Hargeysa Iskaga Kala Goosha Oo La Kordhiyey Iyo Dadweynaha Oo Gadood Gacan Qaad Ah Sameeyey Xaalada Caawa Ee Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xadiga Lacagta Lagu Raaco Gadiidka Basaska Hargeysa Iskaga Kala Goosha Oo La Kordhiyey Iyo Dadweynaha Oo Gadood Gacan Qaad Ah Sameeyey Xaalada Caawa Ee Hargeysa


Hargeysa (Karin-News):- Gaadiidka Dadweynaha ee Basaska iskagana kala goosha Gudaha Magaalada Hargeysa ayaa mar kaliya maanta waxa ay dadweynaha ku soo rogeen awaamiir ah in lacagtii Gaadiidkan lagu raaci jiray la kordhiyey oo sidii hore laga bedelay.


Hargeysa oo la daalaa dhacaysa Sixir Bararka jira iyo xaalada abaarta ayaa mar kale lagu kordhiyey xadiga lacagta Basaska lagu raaco waxaana shacabka qaarkood sameeyeen gadood gacan ka hadal ah oo ay arintan kaga soo horjeedaan maadaama oo inta badan Basaska ay isticmaalaan dad iska jilicsan oo aan awoodin lacagtan lagu soo rogay.



Tiradii ugu badnayd Dadweynuhu waxa ay joojiyeen raacitaanka Basaska waxa sidoo kale buuq iyo saxmad galay goobihii gaadiidkan laga raaci jiray oo Muran iyo qaylo hadhaysay.

 

Abdirahman Elmi Hersi


Karin OFFICE

LATEST NEWS