[War Deg Deg Ah]:- Ciidanka Booliska Oo Xidhay Wadooyinkii Ugu Waawaynaa Magaalada Hargeysa + Arinka Soo Kordhay Ee Wadooyinka Loo Xidhay Iyo Xaalada Lagu Sugan Yahay [Akhri]

0
Sunday 7th May 2017 10:24:55 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1973
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg Ah]:- Ciidanka Booliska Oo Xidhay Wadooyinkii Ugu Waawaynaa Magaalada Hargeysa + Arinka Soo Kordhay Ee Wadooyinka Loo Xidhay Iyo Xaalada Lagu Sugan Yahay [Akhri]

    War Deg Deg Ah:- Ciidanka Booliska Oo Xidhay Wadooyinkii Ugu Waawaynaa Magaalada Hargeysa + Arinka Soo Kordhay Ee Wadooyinka Loo Xidhay Iyo Xaalada Lagu Sugan Yahay Akhri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Ciidanka Booliska Oo Xidhay Wadooyinkii Ugu Waawaynaa Magaalada Hargeysa + Arinka Soo Kordhay Ee Wadooyinka Loo Xidhay Iyo Xaalada Lagu Sugan Yahay Akhri


Hargeysa (Karin-News):- Ciidanka Booliska Somaliland qaybo ka mid ah ayaa la dhigay wadooyinka soo gala Maxkamada Gobolka waxaana la joojiyey dhaq dhaqaaga gaadiidka iyo sidoo kale dadkii wadooyinkan mari jiray.


Mar kale waxa maxkamadda gobolka La horkeenay laba xubnood oo xisbiga Waddani ka xidhan kuwaasi oo ku eedaysan kicin dadweyne.


Masuuliyiin xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ka tirsan ayaa gudaha maxkamadda ku jira isla markaana dhagaysanaya dacwada eedaysanayaasha xisbiga Ka tirsan oo mudo xabsiga ku jira.

 

LATEST NEWS