[DEG DEG]:- Ciidanka Booliska Oo Joojiyey Koox Xirsi Horkacayey + Buuq Iyo Dagaal Arintan Ka Dhashay + Halkuu Xirsi Ku Sugan Yahay Oo Loo Diiday? [War Iminka Soo Baxay]

0
Sunday 7th May 2017 17:01:29 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1552
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG]:- Ciidanka Booliska Oo Joojiyey Koox Xirsi Horkacayey + Buuq Iyo Dagaal Arintan Ka Dhashay + Halkuu Xirsi Ku Sugan Yahay Oo Loo Diiday? [War Iminka Soo Baxay]

    DEG DEG:- Ciidanka Booliska Oo Joojiyey Koox Xirsi Horkacayey + Buuq Iyo Dagaal Arintan Ka Dhashay + Halkuu Xirsi Ku Sugan Yahay Oo Loo Diiday? War Iminka Soo Baxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG:- Ciidanka Booliska Oo Joojiyey Koox Xirsi Horkacayey + Buuq Iyo Dagaal Arintan Ka Dhashay + Halkuu Xirsi Ku Sugan Yahay Oo Loo Diiday? War Iminka Soo Baxay


Caynaba (Karin-News):- Ciidanka Boliska Caydhaba ayaa Xirsi Cali Xaji Xasan oo hogaamiye ka ah Waddani ka hor istaagay in ay gudaha u galaan Cusbitaalka Caynaba oo ay ku sugan yihiin Bukaan u jiifa Xanuunka Shuban Biyoodka.


Barnaamijka Ila Sawir ee Xisbiga Waddani oo Cusbitaalka Caynaba la gaadhsiin lahaa ayey ciidanka Boolisku hor istaageen ka dib markii shacabku dhibsadeen in muuqaaladoda iyo sawiradooda si khaldan loo faafiyo.


Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay Maamulka Gobolka Saraar iyo ka degmada Balse Hogaamiye Xirsi ayaa goordhow bahda warbaahinta la hadli doona Sida Karinnews loo xaqiijiyey.

LATEST NEWS