DHAMBAAL TACSI AH OO KA YIMID MUSTASHAR AXMED CARWO GEERIDA MARXUUM MAXAMUUD C

0
Tuesday 9th May, 2017 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 98
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAMBAAL TACSI AH OO KA YIMID MUSTASHAR AXMED CARWO GEERIDA MARXUUM MAXAMUUD C

    DHAMBAAL TACSI AH OO KA YIMID MUSTASHAR AXMED CARWO GEERIDA MARXUUM MAXAMUUD C

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DHAMBAAL TACSI AH OO KA YIMID MUSTASHAR AXMED CARWO GEERIDA MARXUUM MAXAMUUD C La-taliyaha Madaxweynaha JSL Mudane, Mustashar Axmed Carwo, waxa uu tacsi u dirayaa waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Ambassador Maxamuud Cabdilaahi Jaamac (Sifir) oo ku geeriyooday maanta oo ay taariikhdu ahayd 05.05.2017, dalka Maraykanka gaar ahaan magaalada New York City.


Marxuumka waxuu ahaa oday ka baxay dhamaan ummadda ku hadasha afka Soomaaliga, gaar ahaan Reer Somaliland, waxaanu marxuumku ka mid ahaa siyaasiyiinta ugu magaca weyn dhulka Soomaalidu degto, xilkii u danbeeyey ee uu Qaranka somaliland ka soo qabtayna waxa uu ahaa Safiirka Somaliland ee Dalka Kenya u fadhiya.



Mustashar Axmed Carwo waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.


Mustashar Axmed Carwo
0252 63 4242 2077


IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
LATEST NEWS