Baanka Dhexe Oo Markii U Horaysay Ku Fashilmay Shaqadii Loo Diray + Ma Dhabaa In Gudoomiyuhu Dagaal Siyaasadeed Kula Jiro Xisbiga Kulmiye Iyo Madaxtooyada + Xirsi Oo Qayb Ku Leh…[Akhri]

0
Wednesday 10th May 2017 19:21:39 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baanka Dhexe Oo Markii U Horaysay Ku Fashilmay Shaqadii Loo Diray + Ma Dhabaa In Gudoomiyuhu Dagaal Siyaasadeed Kula Jiro Xisbiga Kulmiye Iyo Madaxtooyada + Xirsi Oo Qayb Ku Leh…[Akhri]

    Baanka Dhexe Oo Markii U Horaysay Ku Fashilmay Shaqadii Loo Diray + Ma Dhabaa In Gudoomiyuhu Dagaal Siyaasadeed Kula Jiro Xisbiga Kulmiye Iyo Madaxtooyada + Xirsi Oo Qayb Ku Leh…Akhri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baanka Dhexe Oo Markii U Horaysay Ku Fashilmay Shaqadii Loo Diray + Ma Dhabaa In Gudoomiyuhu Dagaal Siyaasadeed Kula Jiro Xisbiga Kulmiye Iyo Madaxtooyada + Xirsi Oo Qayb Ku Leh…Akhri


Hargeysa (Karin-News):- Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa markii u horaysay intay Somaliland jirtay u fashilmay shaqadii uu qaranka wakiilka uga ahaa waxaana tan iyo intii la magacaabay Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland xal siyaasadeed iyo mid farsamaba loo laayahay xaalada sixir bararka oo halkii ugu saraysay maraysa.


Gudoomiyaha Baanka ayaa la sheegayaa in uu ka seexday wax ka qabashada hawshan iyada oo ay ku jirto gacan siyaasaded oo xisiga Waddani ah isla markaana la doonayo in layska horkeeno xukuumadda iyo shacabka Somaliland sidoo kalana xisbiga Waddani uu barnaamij siyaasadeed uga dhigto wax ka qabashada sixir bararka oo meel sare maraysa.



Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Cabdiraxman Cirro markii ay dalka ku soo laabteen waxa la sheegay in ay kulan siyaasadeed la qaateen Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland iyaga oo isla meel dhigay in antalaabo muuqda laga qaadin arinta sixir bararka oo ah fursada kaliya ee ay kursiga ku fuulayaan.


Gudoomiyaha Baanka Xisbiga Waddani waxa uu u balanqaaday wasiirka Maaliyadda hadii uu arinta sidaasi ku wado iyada oo la sheegayo in aanu sooba galin xafiiska shaqada oo uu u kala dabqaadayo ardaayda Xisbiga Waddani.


La Soco Warbixino Dheeraad Ah.

Abdirahman Elmi Hersi 


Karin OFFICE

LATEST NEWS