Farmaajo Oo London Naxdin Kala Kulmay + Kabash Kabashta Kooxdii La Socotay + Mudaharaado Sawiradiisa Lagu Gubay Iyo Jaaliyadii Ugu Badnayd Oo Isku Soo Baxday [Xaalada Oo Ku Adag]

0
12 May 2017 14:21 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1964
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo Oo London Naxdin Kala Kulmay + Kabash Kabashta Kooxdii La Socotay + Mudaharaado Sawiradiisa Lagu Gubay Iyo Jaaliyadii Ugu Badnayd Oo Isku Soo Baxday [Xaalada Oo Ku Adag]

    Farmaajo Oo London Naxdin Kala Kulmay + Kabash Kabashta Kooxdii La Socotay + Mudaharaado Sawiradiisa Lagu Gubay Iyo Jaaliyadii Ugu Badnayd Oo Isku Soo Baxday Xaalada Oo Ku Adag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farmaajo Oo London Naxdin Kala Kulmay + Kabash Kabashta Kooxdii La Socotay + Mudaharaado Sawiradiisa Lagu Gubay Iyo Jaaliyadii Ugu Badnayd Oo Isku Soo Baxday Xaalada Oo Ku Adag


London (Karin-News):- Magaalada London ee Ingiriiska waxa shalay iyo maanta ka socday Mudaharaado waawayn oo lagaga soo horjeedo Hogaamiyaha Maamulka Xamar Maxamed Farmaajo oo lagu eedeeey qabyaalad aan gabasho lahayn.


Jaaliyadda Xamar u dhalatay ee London ku nool ayaa dibad baxyo baladhan ka hordhigay hotelka uu degan yahay Farmaajo kuwaasi oo boodhadh waawayn ku cadeeyey in aanu ahayn nin dadka iyo dalka bad baadin kara.


Arimaha Saxaafadda dunidu sida wayn u qortay Ayaa ah in Jaaliyadu sawirkiisa dhulka dhigtay isla markaana lagu istaagay halka qaar kalana la gubay taasi oo muujinaysa in aanay xurmo u ahayn shacabkani Madaxweynaha wadankooda xukuma.



Koox wasiiro ah oo la socotay Farmaajo ayaa kabash Kabash iyo kala carar ku dhacay iyada oo la sheegayo in khilaaf culusi ka dhex qarxay Farmaajo iyo Yuusuf Garaad oo wasiirka arimaha dibadda ah isla markaana arintan lagu eedeeyey in ay tahay masuuliyadii la saaray oo uu ka gaabiyey.


Abdirahman Elmi Hersi 


Karin OFFICE

 

LATEST NEWS