[Sports] Ciyaartii Xalay Xaamasadda Iyo Xiisaha Xanbaarsanayd + Kooxdii Hogaanka Horyaalka Ingiriska Qabatay.

0
13 May 2017 08:16 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Sports] Ciyaartii Xalay Xaamasadda Iyo Xiisaha Xanbaarsanayd + Kooxdii Hogaanka Horyaalka Ingiriska Qabatay.

    [Sports] Ciyaartii Xalay Xaamasadda Iyo Xiisaha Xanbaarsanayd + Kooxdii Hogaanka Horyaalka Ingiriska Qabatay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Sports] Ciyaartii Xalay Xaamasadda Iyo Xiisaha Xanbaarsanayd + Kooxdii Hogaanka Horyaalka Ingiriska Qabatay.


Waxa xalay mar kale loo caleemo saaray horyaalka Ingiriiska kooxda Chelsea ka dib markii ay xalay hal iyo eber ka badiyeen kooxda West Brom.


Guushaa ay gaadheen iyo damaashaadkii u dhacayba waxay ahaayeen wax ay mutaystay kooxda Chelsea oo xili ciyaareedkan muujisay ciyaar wanaag marag u ah in ay u qalanto hogaanka horyaalka ingiriiska.


Kaalinta labaad waxa gashay kooxda Tottenham oo 77 dibcood heshay


Kaalinta saddexaad waxa ku jirta Liverpool oo 70 dhibcood leh


Manchester United na waxay heshay 69 dhibcood oo ay ku gashay kaalinta Afraad.


LATEST NEWS