XASUUSIN : SHIRWAYNAHA BEELAHA WALAALAHA AH EE " HABAR JECLO & HABAR YOONIS" OO LAGU QABAN DOONO LONDON ,SABTIDA 13TH MAY,2017.

0
Saturday 13th May, 2017 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XASUUSIN : SHIRWAYNAHA BEELAHA WALAALAHA AH EE " HABAR JECLO & HABAR YOONIS" OO LAGU QABAN DOONO LONDON ,SABTIDA 13TH MAY,2017.

    XASUUSIN : SHIRWAYNAHA BEELAHA WALAALAHA AH EE " HABAR JECLO & HABAR YOONIS" OO LAGU QABAN DOONO LONDON ,SABTIDA 13TH MAY,2017.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XASUUSIN : SHIRWAYNAHA BEELAHA WALAALAHA AH EE " HABAR JECLO & HABAR YOONIS" OO LAGU QABAN DOONO LONDON ,SABTIDA 13TH MAY,2017.

XASUUSIN:SHIRWAYNAHA BEELAHAWALAALAHA AH EE" HABAR JECLO & HABAR YOONIS"OO LAGU QABAN DOONOLONDON ,SABTIDA 13THMAY,2017.
Salaanta Islaamka ka bacdi ,waxa si xushmad lehloogu martiqadayaa dhamaan Jaaliyadahadeggan U.K ee kasoojeeda beelaha walaalaha aheeHY & HJinay si mug-leh uga sooqayb galaan Shirwaynahaa lagu qaban doono London,U.K. Ajanadaha shirku wuxuu ku koobanyahay :Horumarinta deeganadda ay wada degaan labada beeloodee Saaxil, Sanaag, Sool,Saraar, Toghdeer & Kilidhka Shanaad;dhiirigelinta maalgaashiga & wax-wada lahaanshaha; fududayntaisdhexgalaka iyo wax wada qabsiga bulshada rayidka ah; adkaynta nabadgelyadda& jiritaankaqaranimadda Somaliland. Waxa kale oo kasoo qayb galayaashashirka "Participants "la ogaysiinayaa in madashalagu qaban doono" FUND RAISING"lagu maamulo doonoshirarkaisdaba-joog ahee ka dhicidoono gudaha Somaliland iyo kiraynta guryaha loogu tallo galay isdhex-galka bulshada rayidka ah siibadhalinyaradda.
GOOBTA: TREDGAR COMMUNITY CENTER, 333 MORVILLE STREET,BOW LONDON E32DZ LONDON.
WAQTIGA: 2-9 PM , SATURDAY, 13THMAY.
WAA BILAAHI TOWFIIQ.
GUDDIDA QABANQAABADA
caateye2006@yahoo.com


LATEST NEWS