[DEG DEG] Ciidanka Booliska Gobolka Saraar Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Kooxdii Ka Danbaysay Dilkii Darawalka Shirkadda Yaasmiin Group + Xagay Ku Xidhan Yihiin.

0
Saturday 13th May, 2017 in Wararkii Maanta by Hargaysa Office
  • Visits: 387
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG] Ciidanka Booliska Gobolka Saraar Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Kooxdii Ka Danbaysay Dilkii Darawalka Shirkadda Yaasmiin Group + Xagay Ku Xidhan Yihiin.

    [DEG DEG] Ciidanka Booliska Gobolka Saraar Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Kooxdii Ka Danbaysay Dilkii Darawalka Shirkadda Yaasmiin Group + Xagay Ku Xidhan Yihiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG] Ciidanka Booliska Gobolka Saraar Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Kooxdii Ka Danbaysay Dilkii Darawalka Shirkadda Yaasmiin Group + Xagay Ku Xidhan Yihiin.


Hargaysa (Karin) Ciidanka Booliska Gobolka Saraar oo gacanta ku dhigay kooxdii dishay darawalkii shirkada yaasmiin group gaadhiga u waday waxaana ciidanku cadeeyeen in gacanta ay ku soo dhigeen sadexdii Nin ee arinkaa ka danbeeyay


Darwalka dhintay oo lagu magacaabi jiray axmed cawil siciid ayaa koox hubaysani ku dileen inta u dhaxaysa buundada oog iyo deegaanka Guumays.
Marxuumka dhintay ayaa shirkadda uu gaadhiga u waday waxa ay u kala gooshaan magaalooyinka boosaaso iyo hargaysa



Bulshada Gobolka Saraar Ayaa U Riyaaqay Islamarkaana Soo Dhaweeyey Talaaban Ciidanku Ku Soo Qabteen Danbiilayaashan



Maxamed Faarax 


Karin News

Hargaysa 


LATEST NEWS