Ruushka Oo Markii U Horaysay Somaliland U Soo Diray Koox Siyaasadeed Oo Aan Hadlayn + Doorka Cirro Ku Leeyahay Iyo Sirihii Uu Somaliland Ka Gudbin Jiray Oo Ay Soo Bandhigayaan [Xaasaasi]

0
Saturday 13th May, 2017 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ruushka Oo Markii U Horaysay Somaliland U Soo Diray Koox Siyaasadeed Oo Aan Hadlayn + Doorka Cirro Ku Leeyahay Iyo Sirihii Uu Somaliland Ka Gudbin Jiray Oo Ay Soo Bandhigayaan [Xaasaasi]

    Ruushka Oo Markii U Horaysay Somaliland U Soo Diray Koox Siyaasadeed Oo Aan Hadlayn + Doorka Cirro Ku Leeyahay Iyo Sirihii Uu Somaliland Ka Gudbin Jiray Oo Ay Soo Bandhigayaan Xaasaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ruushka Oo Markii U Horaysay Somaliland U Soo Diray Koox Siyaasadeed Oo Aan Hadlayn + Doorka Cirro Ku Leeyahay Iyo Sirihii Uu Somaliland Ka Gudbin Jiray Oo Ay Soo Bandhigayaan Xaasaasi


Hargeysa (Karin-News):- Dawlada Ruushka ayaa mudo 38-sano ah ka dib waxa ay Somaliland u soo dirtay koox Dublamasiyin ah oo Wadankaasi ka socda iyaga oo booqasho aan la shaacin ku tagay Magaalada Berbera oo wakhtigii dawladii Siyaad Barre ay ku leeyihiin goobo badan oo iyaga gaar u ahaa isla markaana ay ka mid ahaayeen Saldhigyo Militery.


Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa kooxdaasi wadanka Ruushka ka socotay waxa uu kula kulmay Wasaaradiisa inkasta oo aanu jirin war rasmi ah oo arintan laga soo saaray.

Image may contain: 5 people, people standing

Ruushka ayaa caro Somali waxa ugu danbaysay wakhtigii uu bur buray nidaamkii Foosha Xumaa ee Siyaad Barre hogaamin jiray waana wadanka Gudoomiyaha xisbiga Waddani mudada badan ugu shaqaynayey Dawladda Somaliya xataa markii lagu dhawaaqay Somaliland oo uu iminka Madaxweyne uga sharaxan yahay.



Waxa suurta gal ah in kooxdan Ruushka ka socotaa ay Somaliland la wadaagto taariikhda Qarsoon ee Cabdiraxman Cirro iyo sirihii uu Somaliland ka gudbin jiray Wakhtigii Dagaaladii Xorayntu Socdeen.



LATEST NEWS