[TOP NEWS] Somaliland Oo Yeelatay Labo Guddi + Wasiirka Warfaafinta Oo Kala Macneeyay Guddiyadaasi Iyo Shaqadda Guddida Cusub Ee Madaxweynuhu Magacaabay Oo Uu Sharaxay.

0
14 May 2017 15:24 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 323
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [TOP NEWS] Somaliland Oo Yeelatay Labo Guddi + Wasiirka Warfaafinta Oo Kala Macneeyay Guddiyadaasi Iyo Shaqadda Guddida Cusub Ee Madaxweynuhu Magacaabay Oo Uu Sharaxay.

    [TOP NEWS] Somaliland Oo Yeelatay Labo Guddi + Wasiirka Warfaafinta Oo Kala Macneeyay Guddiyadaasi Iyo Shaqadda Guddida Cusub Ee Madaxweynuhu Magacaabay Oo Uu Sharaxay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[TOP NEWS] Somaliland Oo Yeelatay Labo Guddi + Wasiirka Warfaafinta Oo Kala Macneeyay Guddiyadaasi Iyo Shaqadda Guddida Cusub Ee Madaxweynuhu Magacaabay Oo Uu Sharaxay.

Hargaysa (Karin) Wasiirka warfaafinta somaliland oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay xaaladda adag ee abaarta wadanka ka jirta wuxuuna sheegay in guddida abaaraha ee la magacaabay ay ka duwan tahay guddidii hore ee abaaraha ee waddanka ka jirtay wuxuuna isaga oo ka hadlaya yidhi


"Guddidaasi waa guddi ka duwan guddidii hore ee taakulaynta abaaraha ee isugu jirtay culimadda ganacsatadda iyo dhinaca dawladda ee hore u samaysnaa ee muddaba shaqaynaayay howsha aad iyo aadka u qiimaha badana u qabtay qaranka jamuuriyadda somaliland " Wasiir Cadaani



Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlaya guddida cusub ee madaxweynaha somaliland magacaabay ee gudoomiyaha looga dhigay wasiirka madaxtooyadda waxa ay ka shaqayn doonta ayaa wuxuu yidhi


"Guddidani Howsheedu ku geedaaman tahay oo madaxweynuhu u xil saaray inay ka taliyaan ama ka soo fekeraan sidii dadka ay abaaruhu saameeyeen ee barakacay ay uga hawl geli lahaayeen sidii loo kabi lahaa haday xoolo tahay sidii dib loogu xoolayn lahaa haday tahay beerayn Iyo Haday tahay sidii biyaha ilahay inagu nimcaystay ee balaadhan ee qarankeena jamuuriyadda somaliland meel kasta maraysa aynaan ka faa,idaysan ee badda gelaysa sidii aynu u qaban lahayn" Wasiir Cadaani


Mohamed Faarax 
Hargaysa Office
Karin News


LATEST NEWS