Hambalyo iyoTaageero shirka midnimo one ee beelaha HJ iyo HY London

0
Sunday 14th May, 2017 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 85
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo iyoTaageero shirka midnimo one ee beelaha HJ iyo HY London

    Anagoo ah jaaliyada labada beelood ee H/Jeclo iyo H/Yoonis ee Alberta Canada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anagoo ah jaaliyada labada beelood ee H/Jeclo iyo H/Yoonis ee Alberta Canada

waxaanu hambalyo iyo taageero buuxda la garab taaganahay shirka midnimo1 ee lagu qabtay London UK.13 May 2017
waxaanu illaahay ka baryaynaa inuu degaanada beelahani ka soo jeedaan iyo umadda somaliland iyo ta somalida ah iyo jiiraanka beelahanba uu u horseedo nabad iyo horuumar iyo barwaaqo
waxaanu ugu bushaaraynaynaa dhamaan beelahan in uu ka dhicidoono midnimo 2
gobolka togdheer midnimo3 ka dhicidoono meeshii kale ee loo garto
insha allaahu
wabillaahi tawfiiq
QODAX
LATEST NEWS