Maanso( Qardabo} By Abwaan Ibrahim Dubbe

0
Sunday 14th May, 2017 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maanso( Qardabo} By Abwaan Ibrahim Dubbe

    Maanso( Qardabo} By Abwaan Ibrahim Dubbe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanso( Qardabo} By Abwaan Ibrahim Dubbe

vIntay Qadan Caayayaan

 

vCadaani Qardoofayaan

 

vOdeyga Qudhacaa wataan

 

vQalooca Ku Faanayaan

 

vQaskiyo Dhibta Oogayaan

 

vDagaalka U Qooqayaan

 

vQabyaalad Ku Guurayaan

 

vQasaare Ku Baaqayaan

 

vIntay Nabada Qulbayaan

 

vFarmaajo La Qawl Yihiin

 

vQiirada Beentaa Hayaan

 

vSawirro Qaad Qaadayaan

 

vQaranka Wax Ku Biinayaan

 

vBuliiska Qalaynayaan

 

vDalkana Qardabaynayaan

 

vKuwii Dawladdaba Qalibay

 

vIntay Qoodh Ku Sheegayaan

 

vIntay Yarka Aan Qajilin

 

vAdaa Qarxa Leeyihiin

 

vMiyey Cod Ka Qaadayaan

 

vShacabku Far U Quudhayaan

 

vMiyey Qarni Urinayaan

 

vKursiga Noo Qaban Karaan

 

 

Waa Maya Jawaabtu!!!!!!!

 

 

By Abwaan Ibrahim Dubbe

 


LATEST NEWS