Laanta Xisbiga Kulmiye Ee London.Oo Bilowday Dar Dar Gelinta Howlaha Xisbiga + Shir Ballaadhan Oo Laamaha Xisbiga KULMIYE Ee UK Yeesheen Iyo Waxyabaha Lagu lafa Guray ?

0
Monday 15th May, 2017 in Wararkii Maanta by Xarunta Dhexe
  • Visits: 386
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laanta Xisbiga Kulmiye Ee London.Oo Bilowday Dar Dar Gelinta Howlaha Xisbiga + Shir Ballaadhan Oo Laamaha Xisbiga KULMIYE Ee UK Yeesheen Iyo Waxyabaha Lagu lafa Guray ?

    Laanta Xisbiga Kulmiye Ee London.Oo Bilowday Dar Dar Gelinta Howlaha Xisbiga + Shir Ballaadhan Oo Laamaha Xisbiga KULMIYE Ee UK Yeesheen Iyo Waxyabaha Lagu lafa Guray ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laanta Xisbiga Kulmiye Ee London.Oo Bilowday Dar Dar Gelinta Howlaha Xisbiga + Shir Ballaadhan Oo Laamaha Xisbiga KULMIYE Ee UK Yeesheen Iyo Waxyabaha Lagu lafa Guray ?


London (Karinnews )- Shir ballaadhan oo dardargelin iyo wadatashi ah, ayaa laamaha xisbiga KULMIYE ee dalka UK ku yeesheen magaalada London.
Shirkan oo ay soo qabanqaabisay laanta East London ee xisbiga KULMIYE, waxa ujeeddada loo qabtay iyo qodobada lagaga wadahadlay ay nuxurkoodu ahaayeen sidan;

1. Dardargelinta hawlaha shaqo ee laanta East London ee xisbiga KULMIYE iyo wadatashi guud oo laamuhu xisbigu wadalahaayeen.

2. Qorshe wadareed xisbiga KULMIYE UK ee mustaqbal soo wajahan oo wax badan la iska waydiiyey iyo arrimaha guud ee xisbiga KULMIYE ee UK.
3. Waxa wax badan la iska waydiiyay sidii looga wada qaybgeli lahaa bannaanbaxa 18 May iyo sidii loo midayn lahaa ummadda reer Somaliland ee ay ka dhaxayso qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland, loona samayn lahaa bannaanbax ay ka wada qaybgalaan saddexda xisbi, iyadoo xisbal-xaakimku hormuud uu ka yahay.

Shabcaan Sharaf

Karinnews OFFICE
LATEST NEWS