Wasaaraddii Xanaanada Xoolaha Oo Loo Raray Guriga Fanaanadda Khadra Daahir Iyo Karin News Oo Sawiro Ka Soo Qaday [XAALAD CUSUB]

0
Wednesday 17th May, 2017 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1565
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Wasaaraddii Xanaanada Xoolaha Oo Loo Raray Guriga Fanaanadda Khadra Daahir Iyo Karin News Oo Sawiro Ka Soo Qaday [XAALAD CUSUB]

    Wasaaraddii Xanaanada Xoolaha Oo Loo Raray Guriga Fanaanadda Khadra Daahir Iyo Karin News Oo Sawiro Ka Soo Qaday [XAALAD CUSUB]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaraddii Xanaanada Xoolaha Oo Loo Raray Guriga Fanaanadda Khadra Daahir Iyo Karin News Oo Sawiro Ka Soo Qaday [XAALAD CUSUB]



Hargaysa (Karin News):- Iyadoo ay waddanka soo mareen abaaro iyo dhibaatooyin aad u muddo dheeraa ayaa wasaaradda xanaanada xoolaha waxay ahayd tii laga filayay kaalintii ugu mudnayd maadaama xooluhu yihiin lafdhabarta dhaqaale ee ay somaliland ka ku tiirsan tahay , iyadoo ay wasaaraddu gabtay gabi ahaanba kaalinteedii ayaa waxa xoolihii shalay u le'eday haraad iyo gaajada maanta waxay la tabaalaysan yihiin qadh-qadhyada iyo qabawga roobabawga oo anay haysan baadkii ay ka dugsan lahaayen roobka .



Hadaba wasiirkii laga filayay inuu ku filnaando gabi ahaanba kaalinita ka banaanayd wasaaradiisa ayaan muddooyinkii ugu dambeyay la hayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay iyadoona aynu ogsoonahay sla markaana uu caruus ku yahay aqalka fanaanadda khadr daahir cige mana aha keligii ee dhanka kale ee wasaarada caafimaadka ayay iyana ah kaalinta labaad ee ay ka soo gashay dabayshu dadkeena xoola dhaqatada ah dayacnaantu ee la tabaalaysan abaaraha haba ahaadaan shuban biyoodka , sidoo kale wasiirka wasaaradda caafimaadka ayaa isna caruus kula ah gabadh 16 jir ah aqal ay  sii kala jeedaan guriga uu caruuska kula yahay wasiir cukuse  Maamadii weynaday ee Khadra Daahir Cige.

Nasiib darrooyinka ku habsaday dadka reer soomaaliland waxaa ka mid ah in labadan wasiir ee xanaanada xoolaha iyo caadimaadka oo ay ahayd inay daryeelaan baahidii ay qabeen dadkeena reer guuraaga ahi ay la tacaalayaan honeymoon ama todobo bax iyo balwado khatar ah oo diinta islaamku xaaran timaysay
LATEST NEWS