[War Deg Deg Ah]:- Madaxweyne Siilaanyo Oo Madaxtooyada Iminka Ka Baxay + Ciidanka Oo Heegan Galay Wadooyinkana Xidhay + Halkuu U Socdaalayaa Madaxweynuhu [Muuqaal]

0
Wednesday 17th May, 2017 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1689
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg Ah]:- Madaxweyne Siilaanyo Oo Madaxtooyada Iminka Ka Baxay + Ciidanka Oo Heegan Galay Wadooyinkana Xidhay + Halkuu U Socdaalayaa Madaxweynuhu [Muuqaal]

    War Deg Deg Ah:- Madaxweyne Siilaanyo Oo Madaxtooyada Iminka Ka Baxay + Ciidanka Oo Heegan Galay Wadooyinkana Xidhay + Halkuu U Socdaalayaa Madaxweynuhu Muuqaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Madaxweyne Siilaanyo Oo Madaxtooyada Iminka Ka Baxay + Ciidanka Oo Heegan Galay Wadooyinkana Xidhay + Halkuu U Socdaalayaa Madaxweynuhu Muuqaal

Hargeysa (Karin-News):- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud iyo inta badan xubnaha golaha Wasiirada ayaa ka anba baxay Xarunta Madaxtooyada Somaliland iyaga oo gaadhaya Hotelka Ambasador ee magaalada Hargeysa.

Sida la sheegay Madaxweyne Siilaanyo waxa uu ka qayb galayaa isla markaana uu furayaa shirka Hay'addaha caalamiga ah oo sanadkiiba hal mar lagu falanqeeyo arimo khuseeya Somaliland.

Wixii warar ka soo kordha Goordhow la soco. 
LATEST NEWS