I8 May Maalin Qaranka ku Suntan W/Q Aar Diiriye Gaas -

0
Wednesday 17th May, 2017 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 65
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    I8 May Maalin Qaranka ku Suntan W/Q Aar Diiriye Gaas -

    I8 May Maalin Qaranka ku Suntan W/Q Aar Diiriye Gaas -

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

I8 May Maalin Qaranka ku Suntan W/Q Aar Diiriye Gaas - Waxa aan marlabaad uga mahadnaqayaa dadwaynaha reer somaliland mel kastooy ay joogaan sida garawshiiyaha leh ay ku qaateen in ay qaataan

 


 

allle ayaa subaxaanahu watacaala mahad leh

Waxaan ugu hambalyaynaya dhamaan dadweynaha somiland meel kastoo ay joogaan gude iyo debdba maalinta qaranka 18may,Waxa kaloo xusid mudan xukuumada madaxweyne siilaanyo gadhawdeenka ka yahay ee iyadoo tix-gelinaysa xaalada abareed ee dadka iyo dalku soo maray kana tagayn xuska maalinta qarankan ku caaanka ah in aani qaban dabaal dagii maalintas ku caanka ahayd ee ay ku bedelaan hab qaadhaan aruurin taakulayn gurmasho & dabaal deg xanbaarsan

Waxa aan marlabaad uga mahadnaqayaa dadwaynaha reer somaliland mel kastooy ay joogaan sida garawshiiyaha leh ay ku qaateen in ay qaataan go'aanka xukuumada Iyo qaadhaan aruurinta gurmashada dadka abaaruhu saameeyeen gaar ahaan ciidanka qaranka somaliland




oo ku wareejiyay gudida Abaaraha Heer Qaran 30 milyan Oo Loogu Tallo Galay In Lagu Caawiyo Dadka Abaaruhu Saameyen

 

Qoraa:Aar Diiriye Gaas

Email: aaardiriye@gmail.com

Tell:44326

LATEST NEWS