Wasiir Gurayga Macdanta Oo Qorshe Dhagaraysan Ku Socda Iyo Ardaydii Imitixaanka Laascaanood Ku Gelaayay Oo Loolan Siyaasadeed Soo Galay + Awooda Madaxtooyadda Ka Bilaabmatay [Akhri].

0
17 May 2017 14:05 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Gurayga Macdanta Oo Qorshe Dhagaraysan Ku Socda Iyo Ardaydii Imitixaanka Laascaanood Ku Gelaayay Oo Loolan Siyaasadeed Soo Galay + Awooda Madaxtooyadda Ka Bilaabmatay [Akhri].

    Wasiir Gurayga Macdanta Oo Qorshe Dhagaraysan Ku Socda Iyo Ardaydii Imitixaanka Laascaanood Ku Gelaayay Oo Loolan Siyaasadeed Soo Galay + Awooda Madaxtooyadda Ka Bilaabmatay [Akhri].

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Gurayga Macdanta Oo Qorshe Dhagaraysan Ku Socda Iyo Ardaydii Imitixaanka Laascaanood Ku Gelaayay Oo Loolan Siyaasadeed Soo Galay + Awooda Madaxtooyadda Ka Bilaabmatay [Akhri].

Hargaysa (Karin) Wasiirka macdanta somaliland oo mar kale ku kacaaya arimo qaran jab ah oo ku aadan imitixaanka ka bilaabmaya magaaladda 

laascaanood ee tartanka loo gelaayo boosas banaan oo uu dhawaan shaaciyay gudoomiyaha guud ee haayada shaqaalaha oo tilmaamay in qof walba aqoontiisa soo saarayso isla markaana aanay jirayn cid daba laga riixayo


Balse wararka karin helayso ayaa iftiimiyay in wasiirka macdanta somaliland oo dabada ka riixayo xubno beeshiisa ah oo uu ku daro ardayda imitixaanka loo qabanayo iyada oo aanay marin qaabka sharciga ah ee loo qoon deeyay waxaana loolankii ugu cuslaa ka socda madaxtooyadda somaliland



Arinkani ayaa niyad jab ku noqonaaya shacabka iyo aqoonyahanka kala duwan ee iminka uun arkay rajo wanaagsan oo soo bidhiqaysa


Ilaa iminka arinkan ayaan laga war qabin waxaana soconaaya loolanka lagu eegayo ardayda laascaanood imitixaanka ku gelaaya oo sidii wasiiro awood badan u af genbiyi lahaayeen rabaan isla markaana gudoomiyaha haayada ayaan weli arimahan ka war qabin balse isaga laftarkiisa ayaa ku dawakhsan arimaha iyo qaabkii loo wejehi lahaa.

LATEST NEWS