Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Amar Dul-Dhigay Jaamacadaha Iyo Iskuuladda + Lacag Uu Isagu Go,aamiyay + Gurmadka Abaaraha Oo Si Dareen Taabad Ah U Sharaxay + [Xaalad Kale].

0
Wednesday 17th May 2017 15:47:17 in Wararkii Maanta by Hargaysa Office
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Amar Dul-Dhigay Jaamacadaha Iyo Iskuuladda + Lacag Uu Isagu Go,aamiyay + Gurmadka Abaaraha Oo Si Dareen Taabad Ah U Sharaxay + [Xaalad Kale].

    Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Amar Dul-Dhigay Jaamacadaha Iyo Iskuuladda + Lacag Uu Isagu Go,aamiyay + Gurmadka Abaaraha Oo Si Dareen Taabad Ah U Sharaxay + [Xaalad Kale].

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Amar Dul-Dhigay Jaamacadaha Iyo Iskuuladda + Lacag Uu Isagu Go,aamiyay + Gurmadka Abaaraha Oo Si Dareen Taabad Ah U Sharaxay + [Xaalad Kale].

Hargaysa (Karin) Wasiirka waxbarashadda somaliland oo ku sugan magaaladda berbera ayaa ka qayb galay munaasibad dhaqaale loogu ururinaayay dadka abaaraha bariga ka jira ku habsadeen waxaana uu sheegay in ardayda iskuuladda iyo jaamacadahaba lacag la qaadi doono


Wasiirka waxbarashadda somaliland oo berbera ku sugan ayaa shaaciyay in ardayda iskuuladu bixin doonaan 10 kun oo shilinka somaliland ah halka ardayda jaamacadahana laga qaadi doono 20 kun oo shilinka somaliland ah wuxuuna shaaca ka qaaday in maamulaadka iskuulada iyo kuwa jaamacadahaba la xisaabtami doonaan



Sidoo Kale Wasiirka ayaa shacabka kala duwan ee somaliland ugu baaqay inay walaalahooda tabaalaysan ee baahida gaajada iyo haraadku soo ritay ay u diir naxaan isla markaana lacagaha ku jira goobahooda shaqadda iyo kuwa shaqeeyaba ay u hureen wuxuuna cadeeyay inay naftaada uun ka tegayso isla naftaadana lacagtaasu i tegayso


LATEST NEWS