[War Iminka Ah] Dablay Hubaysan Oo Weerar Ku Qaaday Mid Ka Mid Ah Caaqiladda Gobolka Sool Iyo Rasaas Nool Oo Lagu Riday + Miyuu Dhintay..

0
Wednesday 17th May, 2017 in Wararkii Maanta by Hargaysa Office
  • Visits: 366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Iminka Ah] Dablay Hubaysan Oo Weerar Ku Qaaday Mid Ka Mid Ah Caaqiladda Gobolka Sool Iyo Rasaas Nool Oo Lagu Riday + Miyuu Dhintay..

    [War Iminka Ah] Dablay Hubaysan Oo Weerar Ku Qaaday Mid Ka Mid Ah Caaqiladda Gobolka Sool Iyo Rasaas Nool Oo Lagu Riday + Miyuu Dhintay..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[War Iminka Ah] Dablay Hubaysan Oo Weerar Ku Qaaday Mid Ka Mid Ah Caaqiladda Gobolka Sool Iyo Rasaas Nool Oo Lagu Riday + Miyuu Dhintay..


Hargaysa (Karin) Caaqil Maxamud xaaji ismaacil ayaa habeenimadii xalay waxa soo wareeray dablay xubaysan oo aan ilaa iminka warkooda la xaqiijin
Caaqilka ayaa ka mid ahaa xubnaha ugu firfircoon ee ka qayb qaadanaayay nabadaynta labada beelaha walaalaha ah ee wadda dega gobolka sool isla markaana mudooyinkii ugu danbeeyay xurguf dagaal dhextaalay


Dablayda ayaa rasaas ku furay caaqilka waxaana soo gaadhay dhaawac fudud isla markaana iminka lagu dabiibayo caaqilka cisbitaalka laascaanood oo ilaa iminka xaaladiisa lagula tacaalayo.



Ilaa iminka ciidanka booliska ayaa ku hawlan sidii ay dablaydan u soo qaban lahaayeen isla markaana ay gacanta ugu gelin lahaayeen ciidanka sare sidii wax looga qaban lahaa arinka rasaasta ee caaqilka loo adeegsaday balse weli waxa socda baadhitaanka dablayda oo aan weli lahayn ee la baado goobayo.

LATEST NEWS