Tirada Magaalooyinka Sida Dheeraadka Ah Amaankooda Loo Adkeeyey + Kooxo Farmaajo Soo Diray Oo La Sheegay In Hargeysa Ay Ku Sugan Yihiin Iyo Ciidankii Ugu Tirada Badnaa Oo Suuqa La Soo Dhoobay [Xaasaasi]

0
Wednesday 17th May, 2017 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 884
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tirada Magaalooyinka Sida Dheeraadka Ah Amaankooda Loo Adkeeyey + Kooxo Farmaajo Soo Diray Oo La Sheegay In Hargeysa Ay Ku Sugan Yihiin Iyo Ciidankii Ugu Tirada Badnaa Oo Suuqa La Soo Dhoobay [Xaasaasi]

    Tirada Magaalooyinka Sida Dheeraadka Ah Amaankooda Loo Adkeeyey + Kooxo Farmaajo Soo Diray Oo La Sheegay In Hargeysa Ay Ku Sugan Yihiin Iyo Ciidankii Ugu Tirada Badnaa Oo Suuqa La Soo Dhoobay Xaasaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tirada Magaalooyinka Sida Dheeraadka Ah Amaankooda Loo Adkeeyey + Kooxo Farmaajo Soo Diray Oo La Sheegay In Hargeysa Ay Ku Sugan Yihiin Iyo Ciidankii Ugu Tirada Badnaa Oo Suuqa La Soo Dhoobay Xaasaasi


Ciidanka Booliska Somaliland ayaa caawa heegan buuxa la galiyey xuska 18-May awgeed oo maalinta beri ah si rasmi ah loo xusayo caawana ku began.


Ciidanka Booliska ayaa si gaar ah heegan ugu galay maagooyinka Hargeysa, Burco, Iyo Berbera oo xaaladooda amni si gaar ah loo adkeeyey.


Ciidanka iyo shacabka ayaa il gaar ah ku eegaya kooxo la sheegay in Farmaajo soo diray oo Hargeysa ku sugan inkasta oo warkoodu aanu si rasmi ah u cadayn.

LATEST NEWS