"U Dul Qaadan Maayo In Ciidayda Iyo Calankayga La Faragaliyo Waxaan Leeyahay Somaliya…." Madaxweyne Siilaanyo Oo Qudbadii Ugu Xiisaha Badnayd Iminka Jeediyey Arimaha Uu Ka Hadlay

0
Thursday 18th May, 2017 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 958
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    "U Dul Qaadan Maayo In Ciidayda Iyo Calankayga La Faragaliyo Waxaan Leeyahay Somaliya…." Madaxweyne Siilaanyo Oo Qudbadii Ugu Xiisaha Badnayd Iminka Jeediyey Arimaha Uu Ka Hadlay

    "U Dul Qaadan Maayo In Ciidayda Iyo Calankayga La Faragaliyo Waxaan Leeyahay Somaliya…." Madaxweyne Siilaanyo Oo Qudbadii Ugu Xiisaha Badnayd Iminka Jeediyey Arimaha Uu Ka Hadlay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"U Dul Qaadan Maayo In Ciidayda Iyo Calankayga La Faragaliyo Waxaan Leeyahay Somaliya…." Madaxweyne Siilaanyo Oo Qudbadii Ugu Xiisaha Badnayd Iminka Jeediyey Arimaha Uu Ka Hadlay


Hargeysa (Karin-News):- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo iminka si rasmi ah u jeedinaya qudbadii xuska 18-may ayaa waxa uu kaga hadlay arimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin sixir bararka dalka iyo siyaasadda guracan ee wadanka Somaliya.


Ugu ahayn Madaxweyne Siilaanyo waxa uu sheegay in aan loo dulqaadan Karin Faro-galinta dawladda Farmaajo waxa uu sheegay in aanay suurta gal ahayn in calanka iyo ciida la soo faro gashto waxaana uu yidhi. "Marnaba u dul qaadan mayno cid kasta oo qas ku samaynaysa ciida yada iyo calankayaga waxaan ugu baaqaynaa dalka aanu dariska nahay ee somaliya inaan ku wada noolaano nabad waxaan leeyahay wakhtiga ha ku lumina dhalanteed iyo riyo aan waxba ka hir galayn”



Sidoo kale Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa uu ugu baaqay Shacabka iyo xukuumada wadanka aynu jaarka nahay ee somaliya in ay tashadaan. "waxaan ku celinaya mar kale dalka iyo dadka aan odayga u ahay way tashadeen ee idinkuna duco qabayaal tashada hadii Somali wada noolaan kari wayday khasab maaha Midowgu”


Madaxweynuhu waxa uu qodobeeyey sababaha sixir bararka keenay iyo sidoo kale meelaha daadka sarif bararku ka soo galay waxaana uu yidhi. "Dhofka xoolaha nool oo la joojiyey tasi waxa ay keentay lacagtii adkayd ee aynu ka heli jirnay oo jogsatay lacagtii aynu qurba jooga ka heli jirnay oo sababo kala duwan u yaraatay sadex waxa aynu lacag badan ku bixinaa qaadka oo wax macno ah aan u fadhiyin afar ganacsigeenii oo ay ku soo iibsano lacag aynaan lahayn iska daa wax kale khudradii aynu beeran jirnay ee dalka kala soo bixi jirnay waxa aynu ka soo iibsanaa dalalka jaarka” Ayuu yidhi Madaxweyne Siilaanyo


Goordhow La Soco Qudbada Oo Dhamays Ah.

 

LATEST NEWS