Maayar Soltelco Oo Hargeysa Ka Tahriibaya + Qadarka Lacag Ku Baxaysa Safarkiisa Iyo Cidda Caasimada Maayar Ka Noqonaysa Maal-maha Soo Socda Oo Taariikh Cusub U Noqonaysa Dawlada Hoose Akhri

0
Thursday 18th May, 2017 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 959
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayar Soltelco Oo Hargeysa Ka Tahriibaya + Qadarka Lacag Ku Baxaysa Safarkiisa Iyo Cidda Caasimada Maayar Ka Noqonaysa Maal-maha Soo Socda Oo Taariikh Cusub U Noqonaysa Dawlada Hoose Akhri

    Maayar Soltelco Oo Hargeysa Ka Tahriibaya + Qadarka Lacag Ku Baxaysa Safarkiisa Iyo Cidda Caasimada Maayar Ka Noqonaysa Maal-maha Soo Socda Oo Taariikh Cusub U Noqonaysa Dawlada Hoose Akhri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayar Soltelco Oo Hargeysa Ka Tahriibaya + Qadarka Lacag Ku Baxaysa Safarkiisa Iyo Cidda Caasimada Maayar Ka Noqonaysa Maal-maha Soo Socda Oo Taariikh Cusub U Noqonaysa Dawlada Hoose Akhri

 


Hargaysa (Karin News):-Maayarka Casimada Hargeysa Mudane Cabdiraxman Caydiid (Soltelco) ayaa mudooyinkii u danbeeyey qorshaynayey safar uu ku tago wadanka Maraykanka waxaana uu geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii uu mar uun uga degi lahaa wadanka Maraykanka.


Mudo yar ka hor Dawlada Maraykanka Safaarada ay ku leedahay Nayroobi waxa ay joojisay safarka Maayar Cabdiraxman Soltelco uu ku tegi lahaa Maraykanka iyada oo ay sabab u tahay Passport-ka uu doonayey in uu ku dhoofo oo been abuur ahaa.



Wararka ka soo baxaya Dawlada Hoose waxa la sheegaya in Maayarku nidaam tahriib oo kale ah ama sharci daro ah uu ku tagayo Wadanka Maraykanka isaga oo go’aan saday in aanu sanadahan ku soo noqon Caasimada Hargeysa.


Sida la sheegayo Golaha deegaanka waxa ka dhex socda guuxa qabashada jagada Maayarka Hargeysa waxaana la filayaa in Maayar loo doorto Xildhibaan Dogox hadii arintani uu Maayarku kaga dhabeeyo.


La Soco Wixii Xogo Dheeraad Ah.


LATEST NEWS