Madaxweyne Siilaanyo Oo Iminka Madaxtooyada Somaliland Ka Baqoolay + Wasiirka Madaxtooyada Oo Shaaciyey Halka Ay U Safreen Iyo U Jeedada Ka Danbaysa [War Iminka Ah]

0
Thursday 18th May, 2017 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Oo Iminka Madaxtooyada Somaliland Ka Baqoolay + Wasiirka Madaxtooyada Oo Shaaciyey Halka Ay U Safreen Iyo U Jeedada Ka Danbaysa [War Iminka Ah]

    Madaxweyne Siilaanyo Oo Iminka Madaxtooyada Somaliland Ka Baqoolay + Wasiirka Madaxtooyada Oo Shaaciyey Halka Ay U Safreen Iyo U Jeedada Ka Danbaysa War Iminka Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Siilaanyo Oo Iminka Madaxtooyada Somaliland Ka Baqoolay + Wasiirka Madaxtooyada Oo Shaaciyey Halka Ay U Safreen Iyo U Jeedada Ka Danbaysa War Iminka Ah


Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Faah Faahinaya qorshaha safar Madaxweyne Siilaanyo Madaxtooyada kaga baxay waxa uu yidhi. "Qorshaheena qaranka waxa ka mida inaynu dhaamam iyo baliyo samayno, kuwaas oo ka faa'iido badan biyaha dhulka ku jira, dhaamkani waxa uu noqonayaa ka mashruucan kaas oo kabashada abaaraha lagu balaysimo, waxa uu ku yaalaa meel muhiima oo buuraha ayay biyuhu kasoo rogmanayaan meesha ciideedu waa ciid wanaagsan oo ku fiican waxbeerashada inaynu wax qodano ayaynu u baahan nahay, oo baliyadaas beero ku falano"



Sidoo kale Wasiirka Madaxtooyada Somaliland waxa uu mahad celiyey dhalinyaro hawshan isku xilqaamay isla markaana iska ururiyey dhaqaalaha mashruucan lagu fulinayo taasi oo muujinaysa in ay qabteen shaqadii dad kale loo doortay. "Waxaan u mahad naqayaa dhalinyaradaas, bina-aadmigu hadii uu wax isu geegeeyo wax weyn ayey noqon karaan mudane Madaxwayne dhalinyaradani iyagaa hindisahan keenay, waanu u mahad naqaynaa lacagtaas $12 000, ee dollar ahna iyagaa iska soo ururiyey mushruucan oo dhan waxa uu ku kacayaa $12 000 oo dollar, iyo kharashkii iyo qalabkii  markaas waxa uu tusaale weyn u noqonayaa mashaariicdeena danbe" Ayuu Yidhi Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi.

Image may contain: 6 people, people standing and suit

Image may contain: car, sky and outdoor

Image may contain: car and outdoor


Image may contain: 3 people, people standing, suit and outdoor

Image may contain: 10 people, people standing, suit and outdoor

Image may contain: 2 people, beard, close-up and outdoor

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing, wedding, sky and outdoor


LATEST NEWS