[DEG DEG]:- Wadanka Sweden Oo Somaliland Si Dadban U Aqoon Saday + Safaaradii Somaliland Ee Sweden Oo Maanta Xadhiga Laga Jaray Iyo Jabka Siyaasadeed Ee Maamulka Xamar [Sawirro]

0
Thursday 18th May, 2017 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 2142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG]:- Wadanka Sweden Oo Somaliland Si Dadban U Aqoon Saday + Safaaradii Somaliland Ee Sweden Oo Maanta Xadhiga Laga Jaray Iyo Jabka Siyaasadeed Ee Maamulka Xamar [Sawirro]

    DEG DEG:- Wadanka Sweden Oo Somaliland Si Dadban U Aqoon Saday + Safaaradii Somaliland Ee Sweden Oo Maanta Xadhiga Laga Jaray Iyo Jabka Siyaasadeed Ee Maamulka Xamar Sawirro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG:- Wadanka Sweden Oo Somaliland Si Dadban U Aqoon Saday + Safaaradii Somaliland Ee Sweden Oo Maanta Xadhiga Laga Jaray Iyo Jabka Siyaasadeed Ee Maamulka Xamar Sawirro

 


Waxa maanta si rasmi ah xadhiga looga jaray Safaaradda Somaliland ay ku yeelan doonto wadanka Sweden waxaana talaabadaasi si rasmi ah u fuliyey wasiirka Arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire oo si rasmi ah al-baabada ugu furay goobtay.


Hore Dawlada Somaliya waxa ay uga qaylisay safaaradda Adiss Ababa ay Somaliland ku leedahay taasi oo ay ku sheegeen in ay si hoose u aqoon satay Itoobiya Somaliland balse lama garan karo arintan waxa ay ka odhan doonaan iyaga oo inta badan ka soo horjeeda horumarka Somaliland.
Image may contain: 6 people, people standing and suit
Image may contain: 7 people, people standing and suit



LATEST NEWS