Xaaska Maayar Hargaysa Oo Cadho Iyo Dudmo Ka Qaaday Fiisaha Marwada Haweenayda Ahi U Damiinatay Ninkeedii + Caruurtii Oo Xaalad Kale Galay [XASAASI AH]

0
Thursday 18th May, 2017 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1547
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaaska Maayar Hargaysa Oo Cadho Iyo Dudmo Ka Qaaday Fiisaha Marwada Haweenayda Ahi U Damiinatay Ninkeedii + Caruurtii Oo Xaalad Kale Galay [XASAASI AH]

    Xaaska Maayar Hargaysa Oo Cadho Iyo Dudmo Ka Qaaday Fiisaha Marwada Haweenayda Ahi U Damiinatay Ninkeedii + Caruurtii Oo Xaalad Kale Galay [XASAASI AH]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaaska Maayar Hargaysa Oo Cadho Iyo Dudmo Ka Qaaday Fiisaha Marwada Haweenayda Ahi U Damiinatay Ninkeedii + Caruurtii Oo Xaalad Kale Galay [XASAASI AH]





Hargaysa (Karin News):- Marwada uu qabo maayarka caasimadda soomaaliland ee hargaysa mudane cabdiraxmaan caydiid soltelco ayaa ka duday gurigeedii ka dib markii ay ogaatay in haweenay degan dalka maraykanka ay u damiinatay fiise maraykan ah ninkeeda mudane carablow.

Haweenaydan uu qabo maayarka caasimadda hargaysa laguna magacaabo Marwo Casiisa ayaa gabi ahaanba noloshii ka dhaxeysay iyo ubadkii ay u haysay maayarka hargaysa cidla kaga dhaqaaqay ka dib markii ay Warbaahinta Karin News ka ogaatay in Ninkeeda Maayar Solteclo ay haweenay maraykanka degani u damiinatay fiise 6 bilood ah oo uu dalka jabuuti ka qaadan doono waaba haddii uu nasiibku siiyo e.




Caruurtii ay dhashay haweenayda xaaska u ah maayar carablow ayaa laga soo waramay in markii ay hooyadood ay waayeen ilmo ama oohin ay miciinsadeen isla markaana ay jiiraankii ogaadeen waxa ubadka helay iyo xaaladda qasan ee soo foodsaartay ubadkan in kastoo ay hooyadood hadh cad ka dhaqaajisay markii ay ogaatay in ninkeedii maayar carablow ay haweenay maraykan degeni gacan ku dhigtay wallow ay fiiseba u soo saartay markii la aamini waayay isaga iyo mansabka uu u ahayo dadka degan caasimadda soomaaliland ee hargaysa


GOORDHOW LA SOCO XAALADAHA KU SOO KORDHA QOYSKA MAAYARKA CAASIMADDA HARGAYSA OO MEEL KHATAR AH XAALADOODII MARAYSO.

Karin News

LATEST NEWS