Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xalay Hawlgalo Culus Ka Fuliyey Gudaha Magaalada Hargeysa + Gaadiidka Oo Dhaq Dhaqaaqooda La Yareeyey Iyo Xaflad Hargeysa Ka Dhacaysay Oo Sabab U Ahayd

0
Friday 19th May 2017 10:36:16 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xalay Hawlgalo Culus Ka Fuliyey Gudaha Magaalada Hargeysa + Gaadiidka Oo Dhaq Dhaqaaqooda La Yareeyey Iyo Xaflad Hargeysa Ka Dhacaysay Oo Sabab U Ahayd

    Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xalay Hawlgalo Culus Ka Fuliyey Gudaha Magaalada Hargeysa + Gaadiidka Oo Dhaq Dhaqaaqooda La Yareeyey Iyo Xaflad Hargeysa Ka Dhacaysay Oo Sabab U Ahayd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xalay Hawlgalo Culus Ka Fuliyey Gudaha Magaalada Hargeysa + Gaadiidka Oo Dhaq Dhaqaaqooda La Yareeyey Iyo Xaflad Hargeysa Ka Dhacaysay Oo Sabab U Ahayd


Hargeysa (Karin-News):- Ciidanka Booliska Somaliland gaar ahaan kuwa magaalada Hargeysa ayaa habeenkii xalay si aan hore loo arag u sugayey amaanka Caasimada Hargeysa iyaga oo mid mid u badhayey gaadiidka Xiligaasi soconayey sidoo kale waxa la yareeyey isku socodka gaadiidka markii la gaadhay 8:00 Habeenimo.


Wadooyinka Magaalada ayaa la soo daadiyey ciidan Tiro badan oo si gar ah u tabo baran kuwaasi oo amaanka Caasimada sugayey.


Arinta waxa sabab u ahaa xaflad balaadhan oo ka socotay Gudaha aqalka Madaxtooyada Somaliland isla markaana uu hormuud ka ahaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo taasi oo dhaqaale tiro badan loogu ururinayey ka soo kabashada Abaarihii Somaliland ku dhuftay.


LATEST NEWS