Hanbalyo Ka Timi Guddoomiyaha Xisbiga Ucid, Ee Wales, UK

0
Friday 19th May, 2017 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 70
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hanbalyo Ka Timi Guddoomiyaha Xisbiga Ucid, Ee Wales, UK

    Hanbalyo Ka Timi Guddoomiyaha Xisbiga Ucid, Ee Wales, UK

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hanbalyo Ka Timi Guddoomiyaha Xisbiga Ucid, Ee Wales, UK

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid, Wales UK oo Hanbalyo iyo bogaadin udirayaa xuska 18 May 20017 dhammaan madaxda, masuuliyiinta Ucid golaha dhexe gudida fulinta gaar ahaan hoggaanka ahna murashaxa madaxweyne Xisbigga Ucid Mud, Eng' Faysal Cali Waraabe iyo dhammaan shacabka reer Somaliland, dowladda asxaabta Somalilandeena madaxweynaha qaranka.
iyo gebi ahaan warbaahiinta madaxbananaan ee Jamhuuriyadda Somaliland oo sii xilkasnimo leh dadkooda iyo dalkooda warka ugu soo tebiyaa hagar la'aan leh.


Waxaan idiin leeyahay sanaadguuro wanaagsan Barwaaqo nabadgelyo aqoonsii inoo horseeda.
Iyo doorasho sii xor iyo xalaal ah u dhacda lagu tartamo hab nidaam nadiif ka ah cunfi qabyalaad oo leh himilo fog iyo ollolee barnaamij siyaasadeed u cuntama dadweynaha.

Anaga Ucid ahaan waxaa naga go'aan tartan Xisbiyahanimo qaranyahanimo ku dheehan tahay dad iyo dal Jaceyl lexjeclo faro badan u qabano dadkayga iyo dalkayga.
Taas ayuu Guddoomiyahaygu murashaxayagu ku suntanyahay Eng' Faysal Cali Waraabe.

Bog taariikh dahab ah ugu jira Somaliland qaraameynta nabadeynta ergeynta xallinta khilaafadka siyaasadeed ee haad iyo goor curyaamiya hananka dowlad nimo wadashaqeynta goleyaasha qaranka oo aynu quus iyo deyro ka joogno xilkii loo igmaday,Heer kastoo ay tahayba.

Guul iyo Gobanimo reer Somaliland farxad ku debaal-dega sanadguuradda 18May midnimo dedaal dacaadnimo qaranyahanimo oo waara.

Gud: Cali C/laahi Ismaciil Dheeg
Newport, Wales, UK
LATEST NEWS